U bood dhigaalka

Sawirro: Reer Qardho oo Safaf ugu Jirta Qof iyo Cod

Sheeko:Amniga

Shacabka degmada Qardho ayaa saaka safaf dhaadheer ugu jira sidii ay u dhiiban lahaayeen codadkooda doorashada horudhaca ah ee qof iyo codka ah deegamada Puntland laga qabanayo.

Dadweynaha ayaa la arkaya iyaga oo safaf uga jiro afaafka hore ee goobaha codbixinta oo maanta ka bilaabatay Puntland.