Midawga Musharixiinta: Ma Aqbaleyno Boobka Lagu Wado Doorashada Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga musharixiinta xilka madaxweynanimada Soomaaliya ayaa sheegay markale in aysan aqbali doonin natiijada doorashada ka socota dalka. War-murtiyeed dheer oo ka soo baxay xubnaha midawga musharixiinta ayaa lagu sheegay in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland: Guddiga Doorashada Oo Shaaciyay Doorashada 16 Kursi Oo Ka Tirsan Kuraasta Golaha Shacabka Guddiga hirgelinta doorashooyinka gobalada waqooyi ayaa shaaciyay 16 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Somaliland kuwaas oo dhawaan la qaban doono. Qoraal ka soo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdullahi Black Oo Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa goordhaw magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah maamulka Koonfur galbeed lagu soo gabagabeeyay doorashada kursiga HOP#193 oo saaka doorashadiisa loo dareeray. Kursigaan ayaa waxaa baarlamaanki 10-aad ku fadhiyay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga WHO: Fayraska Omicron Waxa Uu Sameynaya Isbadallo Aan Horay Loo Arag Hay;adda caadimaadka adduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo WHO, ayaa war ka soo saartay nooca cusub ee coronavirus kaas oo ka dilacay dalal ka tirsan qaaradda Afrika iyo qeyba ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baydhabo Oo Malintii Afaraad Lagu Dooranayo Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah maamulka Koonfur galbeed ayaa lagu wadaa in saaka oo talaada ah ay ka qabsoonto doorashada hal kursi oo qeyb ka ah kuraasta golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Madaxda Dowlad Gooboleedyada U Gudbiyay Walaaca Musharixiinta Ee Doorashada Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kulan dhanka fogaan aragga ah la qaatay madaxda dowlad gobaleedyada dalka. Rooble iyo madaxda golaha wadatashiga Qaranka ayaa kawada hadle sidii…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Natiijada Doorashada Seddax Kursi Oo Maanta Ka Dhacday Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee dowlad gobaleedka koonfur galbeed waxaa lagu soo gabagabeeyay doorashada seddax kursi oo maanta lagu qabtay magalaada. Kursiga koowaad ee doorashadiisu dhacday ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Axmed Madoobe Oo Uk, Sweden iyo Netherland Kala Hadlay Sidii Loogu Gurman Lahaa Dadka Abaaraha Saameeyeen Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa kulan looga hadlayay xaaladda abaaharaha dalka iyo sidii wax looga qaban lahaa la qaatay safiirada dalalka Uk, Sweden Netherland iyo wakiilada…
5 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Deynta Shiinaha Iyo Dhibaatooyinka Afrika Kala Kulanto Tan iyo markii uu dhamaaday dagaalkii Qaboba ee adduunka intii u dhaxeysay 1945 illa iyo 1991-kii waxaa quwadaha adduunka ay bilaabeen In ay xoojiyaan baratanka iyo loolanka ay ugu jiraan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Maalintii Seddaxaad Lagu Dooranayo Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah maamulka Koonfur galbeed ayaa lagu wadaa in saaka oo Isniin ah ay ka qabsoonto doorashada afar kursi oo qeyb ka ah kuraasta golaha…