Maxaa Ka Soo Baxay Kulanka Rooble iyo Midawga Musharixiinta? Sheeko:Amniga Waxaa soo gabagaboobay kulan saacado badan hoyga uu dagan yahay ra’iisul wasaaraha uga socda Midawga Musharixiinta iyo ra’iisul wasaare rooble. Kulankan oo ay goobjoog yihiin madaxweynayaashi hore ee dalka Xasan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Aadan Madoobe Oo Markale Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee dowlad gobaleedka koonfur galbeed ayaa lagu soo gabagabeyay doorashada kursiga HOP#189. Kursigaan tirsigiisu yahay HOP#189 ay ku tartamayaan Shekh Aadan Mahamed…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mucaaradka Oo Rooble Kulan Kula Qaadanaya Muqdisho Midawga musharixiinta xilka madaxweynanimada Soomaaliya ayaa kulan deg deg ah xafiiskiisa kula qaadanaya ra’iisul wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble. Kulankan oo ay goobjoog yihiin madaxweynayaashi hore ee dalka Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kursigii Jawaari Laga Reebay Oo Loo Doortay Wasiirka Howlaha Guud Ee KG Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee dowlad gobaleedka koonfur galbeed ayaa lagu soo gabagabeyay doorashada kursiga HOP#103 oo horay ugu fadhiyay Maxamed Sheikh Jawaari. Kursigaan oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shiinaha oo Xoog uga Qaatay Uganda Airporiga Entebbe Dalka Shiinaha ayaa la wareegaya garoonka caalamiga ah ee Entebbe kadib markii la wariyey iney bixin weysay deynta ay ku dhisatay. Shiinaha ayaa 2015-kii waxaa uu $207 million amaahiyey Uganda…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Ergada Kursiga Jawaari Oo La Xareeyay Waxaa saaka magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur galbeed lagu qabanaya doorashada afar ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu ay tahay Baydhabo, Kuraasta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Xalinta Oo Joojiyay Shaacinta Natiijada Kursiga HOP#67 Guddiga xalinta khilaafaadka ayaa shaaciyay in la hakiyay ku dhawaaqista natiijada kursiga HOP#67 oo uu dhawaan ku soo baxay Yaasiin Fareey. Guddiga ayaa sheegay in ay in dacwad ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midawga Musharixiinta: Ma Aqbali Doonno Doorashada Boobka Qaawan Ku Socota Midawga musharixiinta xilka madaxweyanimada Soomaaliya ayaa markale walaac ka muujiyay doorashooyinka golaha shacabka ee ka socda deegaanada qaar. War-saxaafadeed ka soo baxay midawga musharixiinta ayaa lagu sheegay in golaha oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Cabdishakuur Cali Mire Oo Markale Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Magaalada dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka galmudug waxaa lagu soo gabagabeeyay doorashada shan kursi oo horay ay u shaaciyeen guddiga doorashooyinka in la dooranayo. Doorashada kuraasta oo maalma kala duwan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxamed Mursal oo Mar Kale loo Doortay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal ayaa goordhow ku guuleystay kursi ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya. Mursal oo ahaa ahaa guddoomiyihii golaha shacabka ee baarlamaanka 10-aad ayaa kusoo baxay doorasho…