4 Qodob oo Hortaagan Doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah Sheeko:Amniga Iyada oo lasoo gabagabeeyey doorashadii aqalka sare ee baarlamaanka 11-aad, qaadatayna 4 bil ayaa waxaa dhaqaaqi la’ middii golaha shacabka ee ka kooban ilaa 275 xildhibaan taasi oo loo aaneynayo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shan Ka Mid Ah Kuraasta Golaha Shacabka Galmudug Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad gobaleedka Galmudug ayaa shaaciyay shan kursi oo ka kamid ah kuraasta golaha shacabka kuwaas oo maalmaha soo socda doorashadooda la qaban doono. Kuraastaa shaaciyay ayaa kala…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble: Aniga Nafteyda Qatiyaan Ayaan Taaganahay, Waxaan Taaganahay Allow Kasoo Saar Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble ayaa sheegay inuu quus ka joogo sida ay maamul goboleedyada ugu dheggan yihiin doorashada golaha shacabka. Rooble oo ka hadlayey xaflad ka dhacday caasimadda Dhuusamareeb,…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qoor-Qoor: Shanta Kursi Ee Ugu Horeyso Golaha Shacabka Ayaa La Shaacinayaa Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor, ayaa sheegay in maanta oo khamiis ah lagu wado in la shaaciyo liiska shanta kursi ee ugu horeyso golaha shacabka ay galmudug…
8 daqiiqo Sheeko:Amniga James Swan Oo Walaac Ka Muujiyay Xaaladaha Amni, Siyaasad iyo Abaaro Ee Ka Jira Soomaliya Ergayga xoghayaha guud ee qarmada Midoobay u qaabilsa arrimaha Soomaaliya danjire James Swan ayaa khudbad dhinacya badan taabaneyso oo uu kaga hadlayay xaaladda Soomaaliya ka jeediyay fadhiga golaha Ammaanka. Golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Senator Dhageey Oo Is-casilay Senator Yuusuf Gelle Dhageey oo ka mid ah senatorada Aqalka sare ee dowlad gobaleedka Galmudug laga soo dortay ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka senator nimo oo uu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Beesha Caalamka oo Shuruudo Ku Xirtay Maalgelinta Doorashada Beesha caalamka, gaar ahaan Mareykanka, Ingiriiska iyo Norway ayaa qoraal wadajir ah oo ay la wadaageen ra’isul wasaare Rooble iyo guddiyada doorashada ku sheegay in bixinta lacagta doorashada $27.2 Milyan…