Cabdi casiis Afrika Oo Muqdisho Lagu Dilay Sheeko:Amniga Allaah u naxariisto waxaa goordhaw dhaawac ka soo garay qarax ka dhacay Muwdisho u geeriyooday Wariye Cabdi casiis Maxamuud Guuled Afrika. Cabdi casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha Radio… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble Oo Wasiirka Arrimaha Dibadda U Magacaabay Mid Ka Mid Ah Lataliyayaasha Farmaajo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Arrimaha dibadda Xukumadda Federaalka. Rooble oo xilkan ka qaaday Maxamed Cabdirisaaq isagoo xilka ka qaaday Cabdi Saciid…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Diiwaan Gelinta Musharixiinta Golaha Shacabka Ee Matalaya Gobalada Waqooyi Oo Muqdisho Ka Bilaabaneysa Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobalada Waqooyi ee Somaliland ayaa shaaciyay xilliga la qabanayo diiwaan gelinta musharixiinta golaha shacabka. Jadwalka guddiga ay shaaciyeen ayaa lagu sheegay in 20/21/22 bishaan ay dhaceyso diiwaangelinta…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Galmudug Oo Shaacisay Shuruudaha Looga Baahan Yahay Musharixiinta Golaha Shacabka Guddiga hirgelinta doorashooyinka Galmudug ayaa shaaciyay shuruudaha Musharixiinta golaha shacabka looga baahan yahay. Shuruudaha guddiga ay shaaciyeen ayaa waxaa qeyb ka ah in looga baahan yahay in musharaxa laga rabo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: 11-ka Kursi Ee Koonfur Galbeed Loogu Tartamayo Golaha Shacabka Maamulka Koonfur galbeed ayaa soo saaray liiska ilaa 11 kursi oo ka tirsan golaha shacabka kuwaas oo lagu tartami doono. Kuraasta ayaa kala ah: #HOP193, #HOP041 , #HOP042 , #HOP171 ,…