U bood dhigaalka

Akhriso: 11-ka Kursi Ee Koonfur Galbeed Loogu Tartamayo Golaha Shacabka

Sheeko:Amniga

Maamulka Koonfur galbeed ayaa soo saaray liiska ilaa 11 kursi oo ka tirsan golaha shacabka kuwaas oo lagu tartami doono.

Kuraasta ayaa kala ah: #HOP193, #HOP041 , #HOP042 , #HOP171 , #HOP154 , #HOP180 , #HOP171, #HOP182, #HOP103 , #HOP213 , iyo #HOP189.

Arrintan ayaa timid kadib markii Galmudug ay ku dhawaaqday in la galayo ilaa 5 kursi oo ka tirsan golaha shacabaka ee baarlamaanka federaalka ah.

Beesha caalamka iyo golaha midowga musharaxiinta ayaa walaac ka muujiyey sida ay wax ku socdaan iyada oo dalbaday in golaha shacabak lasoo gabagabeeyo kahor 2022.

Goobjoog News