Guddiga Doorashooyinka Oo Joojiyay Doorashada Mid Ka Mid Ah Kuraasta Golaha Shacabka Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa sheegay in ay hakiyeen doorashada kursiga HOP#103 oo uu ku fadhiyay guddoomiyihii hore ee golaha shacabka Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari. Prof Jawaari ayaa maalmo ka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Abiy Ahmed Oo Fariin Adag Ka Soo Diray Jiidda Hore Ee Dagaalka Warbaahinta dalka Itoobiya ayaa baahisay muuqaallo uu ra’iisul wasaaraha dalkaasi Abiy Ahmed isaga oo xiran dharka ciidanka kuna sugan furimaha hore ee dagalka. Abiy oo afar maalmood ku qaadanaya afka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorashada Afar Kursi Oo Golaha Shacabka Ah Oo Galmudug iyo Koonfur Galbeed Lagu Qabanayo Waxaa saaka oo sabti ah lagu wadaa in maamulada Galmudug iyo Koonfur galbeed lagu qabto afar ka mid ah kuraasta golaha shacabka maamuladaasi ay ku leeyihiin. Kuraastan oo lagu kala…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Nooc Cusub Oo Carona Ah, Kana Halis Badan Midkii Hore Oo Laga Diiwaan Geliyay Dalal Badan Hay’adda caafimaddka adduunka ee WHO ayaa shaacisay nooc cusub oo corovirus ah kaas oo loogu magac daray Omicron WHO ayaa walaac ka muujisay noocan cusub ee xanuunka kaas oo la…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxuu Yahay Hadalka Ka Soo Yeeray Wasiirka Amniga Puntland Ee Ay Ka Soo Horjeesteen Saraakiisha PSF?! Cabdisamad Maxamed Gallan wasiirka amniga dowlad gobaleedka Puntland oo ay wehlinayaan saraakiisha sar sare ee ciidamada dowlad gobaleedka Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa ka hadlay xilka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Yaasiin Farey oo Kusoo Baxay Kursi Muran Badan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad Yaasiin Cabdullahi Fareey, agaasimaha uu Farmaajo u magacaabay ee NISA ayaa goordhow noqday xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka 11-aad. HOP067 sida loo maareeyey waxaa cabasho ka keenay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Ardey Ku Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Muqdisho Ardey, dadweyne jidka socday iyo qaar AMISOM ah ayaa ku geeriyooday qarax saaka ka dhacay inta u dhaxeysa KM4 iyo Taribuunka ee degmada Hodan, Muqdisho. Ugu yaraan sideed qof ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mulaxamiistaha Weyn Jiim Sheekh Muumin oo Geeriyooday Waxaa goordhow ku geeriyooday magaalada Muqdisho ku geeriyooday mulaxamiistaha weyn ee caanka ah ee Jiim Sheekh Muumin. Muumin oo ku shaacbaxay aaladda kabanka ayaad sameeyey heeso badan oo ay qaadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kursi Ka Tirsan Golaha Shacabka Somaliland oo Lagu Doortay Muqdisho Waxaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho kursi kale oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah, kursiga oo tirsigiisu ahaa HOP#272 ayaa waxaa ku tartamay musharixiinta kala 1. Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhuusamareeb: Dhagey iyo Cawad oo Loo Doortay Golaha Shacabka Waxaa goordhow lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug doorashada labo kursi oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Yuusuf Geelle Ugaas Dhagey ayaa ku guuleystay…