Mareykanka iyo UK: Doorasho Lagu Shubto, Waxay Horseedi kartaa Qalalaaso Sheeko:Arrimaha Amniga Safiirka UK ee Soomaaliya Kate Foster iyo Sii-hayaha Safaaradda Mareykanka Colleen Crenwelge oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa sheegay in doorasho lagu shubto, oo aan xalaal aheyn ay… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Ammaanka Oo Kordhiyay Howlgalka La Dagaalkan Burcad Badeedka Soomaaliya Golaha ammaanka qaramada midoobay ayaa kulan ay ka yeesheen xaaladda Soomaaliya si gaar ah howlgalka la dagaalka burcad badeedka Soomaaliya ayaa sheegay in ay kordhinayaan. Kulanka oo uu Soomaaliya ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dilalka Askarta Ay U Geysanayaan Dhalinyarada Oo Muqdisho Ku Soo Badanaya Markale ciidamada ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa wiil dhalinyaro ah ku dilay agagaarka Isgooyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Mahad Cabdiraxmaan oo kamid ah dhalinyarada magaalada ayey ciidamada toogteen xilli…