Wasiir Bayle iyo Xamsa Oo Ka Hor Yimid In Liiska Argagaxisada Laga Saaro ONLF! Sheeko:Arrimaha Amniga Kulan maanta ay isugu yimaadeen golaha wasiirada xukuumadda, kaas oo uu shir guddominayay ra’iisul wasaaraha dalka ayaa lagu laalay go’aankii xukuumaddi Xasan Cali Kheyre ay liiska argagaxisada ugu dartay ururka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya Oo Liiska Argagaxisada Ka Saartay ONLF Xukuumadda Soomaaliya ayaa dib uga noqotay go’aan 2017-kii ururka ONLF ay dowladda Soomaaliya ugu aqoonsatay urur argagixisanimo. Kulan maanta ay isugu yimaadeen golaha wasiirada xukuumadda, kaas oo uu shir guddominayay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg:- Xaaf Oo Hargeysa Lagu Xiray Madaxweynihii hore ee Galmdug Axmed Du’caale Xaaf, ayaa maanta loo diiday in uu Hargeysa soo galo kadib markii uu ka soo degay Garoonka Hargeysa. Xaaf, ayaa la fadhiisiyay qolka VIP…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Dr Siciid Maxamed Oo Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga HOP#93, oo maanta lagu dooranayay magaalada Kismaayo. Kursigaan ayaa waxaa ku tartamayay musharixiinta kala ah Dr Siciid Maxamed Cali iyo Mahad Nuur Cismaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Cabdinuur Cali Oo Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga HOP#28, oo maanta lagu dooranayay magaalada Kismaayo. Kursigaan ayaa waxaa ku tartamayay musharixiinta kala ah Cabdinuur Cali Aadan iyo Axmed Cabdi Maxameed .…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Cabaas Cali Ibraahim Oo Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga HOP#111, oo maanta lagu dooranayay magaalada Kismaayo. Kursigaan ayaa waxaa ku tartamayay musharixiinta kala ah Cabaas Cali Ibraahim iyo Aadan Mursal Cadow. Cabaas Cali…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Biden:- Gacmaha Kama Laaban doono Hadii Ruushku Ku Duulo Ukrain Aqalka Cad ayaa shaaca ka qaaday, in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu la kulmay golaha amniga qaranka, oo ay ku jiraan La-taliyaha Amniga Qaranka Jake Sullivan iyo La-taliyaha Steve Richetti,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Asad Cabdirisaaq Oo Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga HOP#120, oo maanta lagu dooranayay magaalada Kismaayo. Kursigaan ayaa waxaa ku tartamayay musharixiinta kala ah Asad Cabdirisaaq Maxamed iyo Siciid Cabdiqaadir Shugri. Asad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Maxamed Nuur Oo Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga HOP#107, oo maanta lagu dooranayay magaalada Kismaayo. Kursigaan ayaa waxaa ku tartamayay musharixiinta kala ah Maxamed Sheikh Nuur Cismaan iyo Xasan Cismaan Aadan.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Cumar Ibraahim Oo Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga HOP#114, oo maanta lagu dooranayay magaalada Kismaayo. Kursigaan ayaa waxaa ku tartamayay musharixiinta kala ah Cumar Ibraahim Xaashi iyo Cabdi Aadan Cabdullahi. Cumar…