U bood dhigaalka

Soomaaliya Oo Liiska Argagaxisada Ka Saartay ONLF

Jannaayo 23, 2022
Xukuumadda Soomaaliya ayaa dib uga noqotay go’aan 2017-kii ururka ONLF ay dowladda Soomaaliya ugu aqoonsatay urur argagixisanimo.