U bood dhigaalka

War-Murtiyeed Laga Soo Saaray Shir Siyaasiyiinta Puntland Ugu Socday Garoowe

Shir ka socday magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland 14-kii ilaa 15-kii bisha una dhaxeeyay siyaasiyiinta mucaaradka ah, ayaa waxaa gabagabadii laga soo saaray war-murtiyeed lagu xusay wixii looga hadlay shirka intii uu socday, kaas oo ka koobnaa 8 qodob, kuwaas oo lagu dalbanayay in la helo doorasho loo wada dhan yahay.

May be an image of slow loris and textMay be an illustration of textMay be an image of textMay be an image of text that says 'Wakiillada Puntland ee waqtigiisu gabaabsiga yahay aanay Puntland horseedin xasilooni darro siyaasadeed gaar ah. kale, gaar ugu baaqaynaa guddoonka Golaha Wakiilladu aanu baarlamaanka dirqin 00 500 dhiibay. 7- isimada yo odayaasha dhaqanka Puntland qaataan kaalintoodii shariifka ahayd lahaayeen midnimada asiloonida Puntland isla markaasna ay si dhow sodaan khatarta leh Puntlad. 8- In beesha caalamku aanay xukuumaddu Puntland ka dhaca. bixin doorasho aan loo dhammayn ee horseedi karta iyd iyo mid amni 00 -DHAMMAAD- POLITIC'Goobjoog News