U bood dhigaalka

Maxay Ka Wadahadleeh Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Shariif Shiikh Axmed?

Sheeko:Baarlamaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka  Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa okulan is xog-wareeysi ah la qaatay Madaxweynihii hore ee dalka  ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka  Mudane Shariif Sheekh Axmed.

Kulankan ayaa lagu lafaguray xaalada guud ee dalka iyo dardargelinta dagaalka lagula jiro kooxda  Al-Shabaab, Madaxeyne hore Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo dhowaan dalka dib ugu soo laabtay ayaa kulamo kale duwan la qaatay mas’uuliyiin iyo xildhibaannada labada gole.

Kulanaka u dhaxeeya guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka  Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo madaxweyne hore Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa siweyn looga hadlay xaaladda dalka iyo dagaalka kooxda Al-shaabaab.

Goobjoog News