U bood dhigaalka

Wasiirka Amniga oo Maanta Hortagaya Golaha Shacabka

Luuliyo 8, 2023

Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka federalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka  ayaa ah;

1. Warbixinta iyo Laxisaabtanka Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dr. Maxamed Axmed Sheekh Cali ( Dr. Doodisho).

Kulanka golaha ayaa waxaa uu qeyb yahay Kalfadhiga sedexaad, waxaa la filayaa in sharciyo dhowr ah la horkeeno, Kalfadhigii labaad ayaa goluhu ku ansixyay sharciyo dhowr ah.

Goobjoog News