U bood dhigaalka

3 Kursi Oo Aqalka Hoose Somalilland Ah Oo Lagu Dooran Doono Muqdisho

Sheeko:Dalka

Ilaa 3 kursi oo ka tirsan kuraasta aqalka hoose ee ka harsan gobollada Waqooyi ayaa lagu dooran doonaa Magaalada Muqdisho.

2 Kursi oo beelaha Ciise ah iyo Hal Kursi oo Isaaq Toljecle ah ayaa maanta la dooranayaa sida ay Goobjoog News u xaqiijyeen guddiga doorashada dadban.

Khamiista ayaa lagu wadaa in la soo gabagabeeyo doorashada aqalka hoose ee Somaliland.

Goobjoog News