Liiska Xildhibaannada Lagu Doortay Galmudug
Sheeko:Dalka
Waxaa maanta magaalada Cadaado lagu doortay ilaa 8 Xildhibaan, ilaa 36 Xildhibaan ayaa lagu wadaa in lagu doorto Cadaado, ilaa iyo hadda waxaa la doortay 13 Xildhibaan.
Halkan ka akhriso Liiska Xildhibaannada maanta la doortay:
- Xuseen Qaasim Yuusuf
- Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow.
- Bootaan Ciise Caalin
- Xasan Macalin Maxamuud
- Maxamed Cabdulle Faarax Geesey
- Xirsi Aadan Rooble
- Saadaq Abdikarim Xaaji Ibrahim
- Cabdulahi Cali Axmed