Akhriso: Liiska 38-da Xildhinaan Ee Lagu Doortay Hirshabeelle Sheeko:Dalka Diseembar 10, 2016 Waxaa Magaalada Jowhar Lagu soo gabagabeeyay doorashada aqalka hoose ee Hirshabeelle, iyadoo halkaas lagu doortay dhammaan kuraastii laga doonayey maamulkaas.