1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo garoonka Aadan cadde ku soo dhoweeyay Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Federaalka Ethiopia, Mudane Abiy Axmed Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ay maanta uga bilaabatey Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soo dhowaynta Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed oo si weyn looga dareemayo magaalada Muqdisho Soo dhoweynta Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abii Axmed oo la filayo inuu saacadaha soo aaddan dalka booqasho rasmi ah ku yimaado ayaa si weyn looga dareemayaa magaalada caasimadda ah ee muqdisho.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Soomaaliya oo si buuxda ula wareegtay hoggaaminta Howlgalka AUSSOM Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si buuxda ula wareegtay hoggaaminta howlgalka cusub ee AUSSOM, kaas oo kaalintiisa lagu sheegay mid ku kooban taageero farsamo oo ay siin doonaan Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta dowlad goboleedyada.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo sheegay inuu sameynayo hannaan cusub oo deganaashaha Mareykanka lagu qaadanayo Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu damacsanyahay in Maraykanku uu bixiyo nooc cusub oo degenaansho ah oo lagu magacaabo “Trump Golden Card”, kaas oo lagu qaadanayo lacag dhan 5 milyan oo doolar.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya howlgal ay ciidanka xoogga dalku ka fuliyeen agagaarka deegaanka Ceel Baraf Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa weerarka culus ku qaaday xubno ka tirsan Kooxda Alshabaab, kuwaas oo ku sugnaa duleedka magaalada Ceelbaraf ee gobolka Shabeellada Dhexe, sida ay sheegtay warbaahinta dowladdu
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soomaaliya oo shir guddoomisay kulankii ugu horreeyay ee shabakadda Isbadalka Cimilada Dalalka ay Colaadu Saameeyeen. Shirkaan oo heer-Wasiir ahaa, islamarkaana lagu qabanayo Magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa waxaa shir-gudoomiyay Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige waxaana ka soo qeybgalay qaar ka mid ah Dowladdaha ay saameeyeen Isbaddalka Cimilada iyo Arrimaha Colaadaha.
1 daqiiqo Sheeko:War Maxkamadda Gobolka Banaadir oo qaadaysa dacwad ka dhan ah rag loo haysto Tahriibin Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa la soo taagay rag loo haysto falal la xariira tahriibin sharci-darro ah iyo ku luglahaanshaha dhaqdhaqaaqyo ka ganacsiga addoomada ah
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo qaadanaya kheyraadka Dalka Ukraine Ukraine ayaa ogolaatay qodobbo ku jira heshiisyada macdanta waaweyn ee ay Maraykanka la galayso , sida uu warbaahinta u sheegay sarkaal sare oo ku sugan magaala-madaxda Kyiv.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland oo sheegtay in duqeyn uu Imaaraadku ka fuliyay buuraleyda Calmiskaad lagu dilay 25 xubnood oo Daacish Dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegtay in duqeyn uu Imaaraadku ka fuliyay deegaanka Miraale oo ka tirsan buuraleyda Calmiskaad lagu dilay 25 xubnood oo Daacish ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Faransiiska oo sheegay inuu adeegsan doono awooddiisa Nukliyeerka si uu u difaaco Yurub Xilli Mareykanku uu dhowaan shaaciyay inuu dalka Jarmalka kala baxayo hubkiisa culus iyo ciidamada ka jooga, ayaa Faransiisku wuxuu sheegay inuu diyaar u yahay buuxinta kaalintaas ay bannaysay Washington.