1 daqiiqo Sheeko:War Carruurta aqoonta ah ee ciidanka booliska Soomaaliyeed oo loo dhisayo dugsi qur’aan casri ah Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa dhagax dhigay dhismaha dugsi Qur’aan oo si casriyeysan loogu dhisayo Caruurta agoonta ah ee ciidanka boliiska.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka ayaa sheegay inuu duqeymo ka dhan ah Al-qaacidda ka fuliyay Suuriya Mareykanka ayaa sheegay inuu duqeymo ka dhan ah kooxda Al-qaacidda ka fuliyay gudaha dalka Suuriya, sida laga soo xigtay maamulka Trump
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muhiimadda caynkee ah ayay Soomaaliya u leedahay qabashada guddoomiyaha Midowga Afrika ee Jabuuti? Wasiirka arrimaha dibadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa dhowaan loo doortay xilka guddoomiyaha Midowga Afrika, ka dib doorasho adag oo ka dhacday magaalada Addis Ababa
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dalalka Yurub oo si weyn isugu khilaafsan in ciidamo nabad ilaalin ah loo diro Ukraine Dalalka Yurub ayaa si weyn isugu khilaafsan in ciidamo nabad ilaalin ah la geeyo dalka Ukraine oo dagaalka ka socdaahi uu hadda galayo sanadkii afaraad oo xariir ah.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 11aad Xilliga uu furmayo kalfadhiga 6-aad ee BJFS oo la shaaciyay Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay kulamo wadatashi ah ka yeesheen furitaanka kalfadhiga 6 ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isla markaana waxay go’aamiyeen in kalfadhiga 6 ee Baarlamanka 1 laad uu rasmi ah furmi doonno maalinta Sabtida ah taariikhduna ku beegan tahay 22 Febraayo 2025.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Soomaaliya oo dadaal ugu jirta ku biirista ururka ganacsiga adduunka ee (WTO) Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland uga qeyb-galay wada-hadallo ku saabsan ku biirista Soomaaliya ee Ururka Ganacsiga Adduunka (WTO).
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka amniga XFS oo dalka Aljeeriya uga qeyb-galay meertada 42-aad ee shirka Wasiirrada amniga Jaamacadda Carabta Wasiirka Amniga Qaranka XFS Mudane Cabdullahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa dalka Tuniisiya uga qeyb-galay shirka 42-aad ee Golaha wasiirrada arrimaha Gudaha iyo Amniga ee dalalka Jaamacadda Carabta.
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Deni oo bogaadiyay gurmad loogu talagalay dagaalka Daacish oo ay Puntland ka heshay Galmudug Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay wafdiga ka socday Galmudug, kuwaasi taakulo iyo garab istaag u muujiyey ciidanka dagaalka kula jira kooxda Daacish.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 9 qof oo ku geeriyooday Mareykanka, ka dib duufaanno ku dhiftay gobollo dalkaas kamida Ugu yaraan 9 qof ayaa dhintay , kuwaas oo siddeed ka mid ahi ay ku sugnaayeen gobolka Kentucky, ka dib markii ay saameeyeen qaboowga daran ee xilliga jiilaalka iyo daadad ka dhashay roobab ka da’ay gobollo dhowr ah oo ku yaalla Mareykanka.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Shiikh oo xarigga ka jaray Isbitaal casri ah oo laga hirgeliyey magaalada Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xarigga ka jaray Hosbitaal casri ah oo laga hirgeliyey magaalada Muqdisho ayaa xusay ahmiyadda ay leedahay maalgelinta adeegyada caafimaadka oo, baahi weynna ay u qabaan dadka Soomaaliyeed.