1 daqiiqo Sheeko:Midnimada Soomaaliya Puntland oo Sheegtay in aysan Gorgortan ka Galayn Midnimada Soomaaliya Puntland oo markii ugu horreysay ka hadashay Aqoonsiga Israa’iil ee Soomaaliland ayaa sheegtay in aysan marnaba gorgortan ka galayn midnimada dadka iyo dalka Soomaaliyeed, iyadoo si cad u diiday tallaabo kasta oo lagu wiiqi karo wadajirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Soomaaliya oo dib u dhigtay hirgelinta mamnuucidda safarka dadka aan haysan Kaarka NIRA Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dib loo dhigay hirgelinta go’aankii ay hore u soo saartay dowladdu ee ahaa in qof aan haysan Kaarka Aqoonsiga Qaranka uusan ku safri karin gudaha dalka.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soomaaliya oo La Wareegtay Hoggaanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay Soomaaliya ayaa si rasmi ah u la wareegtay hoggaanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo dalka uu noqon doono shir guddoonka Golaha Ammaanka xilli ay Soomaaliya ku jirto dagaal diblumaasiyadeed oo ka dhashay Aqoonsiga sharci-darrada ah ee Israa’iil ay siisay Soomaaliland.
5 daqiiqo Sheeko:War Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa ee Soomaaliya ka Dhacay Sanadkii tagey ee 2025 Sanadkii dhammaaday ee 2025 wuxuu ahaa mid xambaarsanaa dhacdooyin waaweyn oo isugu jiray guulo, caqabado, khilaafaad, iyo isbeddello istiraatiiji ah oo si qoto dheer u saameeyay jihada siyaasadeed, amni, dhaqaale,…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Trump oo mar kale Si u aflagaadeeyay Soomaalida Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa hadallo muran dhaliyay ku weeraray jaaliyadda Soomaalida Ameerikaanka, isaga oo ku andacooday in ilaa 90% musuqmaasuqa ka jira Minnesota ay sabab u yihiin dad uu sheegay inay si sharci-darro ah uga yimaadeen Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Maxaa looga hadlay Kulanka Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Danjiraha Shiinaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Wang Yu, iyaga oo ka wada- hadlay sidii meel looga soo wada jeesan lahaa faragelinta qaawan ee Isra’iil ku soo qaadday madax-bannaanida dhuleed ee Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo difaaca danaha labada dal ee ku dhisan iskaashiga amniga iyo siyaasadda.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad, Midnimada Soomaaliya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in Soomaaliland ay Aqoonsiga Israa’iil uga badelatay seddax qodob oo halis ku ah midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si adag uga hadlay aqoonsiga sharci-darrada ah ee Israa’iil ay siisay Soomaaliland, isagoo arrintaas ku tilmaamay mid halis weyn ku ah Soomaaliya iyo Geeska Afrikaba
2 daqiiqo Sheeko:Midnimada Soomaaliya DFS iyo Golaha ammaanka oo dalbaday in arrinta soomaaliland lagu dhammeeyo wada-hadal Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulankii dhowaan ka dhacay magaalada New York, ee lagu diiday Aqoonsigii sharci-darrada ah ee Israa’iil, wuxuu ka soo saaray baaq mideysan oo loo jeediyay Dawladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo Maamulka Somaliland, iyagoo si cad u muujiyey taageeradooda midnimada iyo wadajirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
4 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dhamaadka Sahanka iyo Bilowga Rejada: Halkee ayuu Marayaa Mashruuca Shidaalka ee Soomaaliya? Soomaaliya waxay gashay marxalad taariikhi ah oo kala guur ah, iyadoo u gudbeysa ka faa’iidaysiga dhabta ah ee kheyraadka ceegaaga badda iyo barriga. Hadal dhowaan ka soo yeeray Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Alparslan Bayraktar, ayaa daaha ka rogay halka rasmiga ah ee uu marayo mashruuca shidaal baarista, xilliga la filayo qodista, iyo sababta Turkigu uga duwan yahay shirkadihii hore.
2 daqiiqo Sheeko:Midnimada Soomaaliya Difaaca Qarannimada Soomaaliya iyo Dardargelinta Shidaalka: Nuxurka Shirka Jaraa’id ee Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga Madaxweynayaasha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Turkiga ayaa shir jaraa’id oo ay si wadajir ah ugu qabteen magaalada Istanbul, si adag uga hadlay aqoonsiga sharci-darrada ah ee Israa’iil ay siisay Soomaaliland, arrimaha shidaalka, iyo difaaca madax-bannaanida, midnimada dhuleed iyo jiritaanka qarannimada Soomaaliya.