1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Shiikh iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Addis Ababa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya, halkan oo uu kaga qeyb galayo Shir-madaxeedka 38-aad ee Midowga Afrika oo lagaga arrinsanayo mustaqbalka iyo danaha guud ee qaaradda.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Markab dagaal oo Mareykanku leeyahay oo ku dhacay markab ganacsi Ciidamada badda ee Maraykanka ayaa ku sheegay in marka dagaal oo ay leeyihiin, laguna magacaabo Harry Truman uu ku dhacay markab ganacsi oo marayey meel u dhow dekedda Port Said ee waqooyiga Masar.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muxuu yahay bandhig faneedka buuqa dhaliyay ee ay laamaha nabad-gelyada baajiyeen ? Baraha bulshada waxaa saacidihii la soo dhaafay si xoog leh u qabsatay hadal-heynta bandhig faneed ay Magaalada Muqdisho ku qaban lahaayeen laba hoobal oo dhowaan ka yimid Hargeysa.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliska Soomaaliya oo sheegay in ay u diyaar garobeen qabashada doorashooyinka qofka iyo codka ah Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir guddoomiyey kulanka todobaadlaha ah ee Hoggaanada, qeybaha iyo Fadhiyada Madaxa banaan ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQDAY XARUMMAHA SHIDAALKA, KUMAANDOOSKA IYO ADEEGYADA CASRIGA AH EE DALKA AZEBAIJAN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday xarummo muhiim ah oo ku yaalla magaalada Baku ee caasimadda Azerbaijan, kuwaas oo iskugu jira xarummaha tamarta, difaaca, iyo hormarinta adeegyada dowliga ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Culumada Azhar oo ku baaqay in la taageero mowqifka Masar ee ku aaddan dib u dhiska Qasa Culumada Jaamacadda Al-azhar Al-Shariif oo kamid xurumaha diineed ee ugu waaweyn dunida Islaamka ayaa ku baaqay in la taageero mowqifka dowladda Masar ee ku aaddan dib u dhiska marinka Qasa.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil iyo Xamaas oo qaaday tillaabooyin hoos u dhigaya cabsidii laga qabay burburka xabbad-joojinta Maamulka Israa’iil iyo ururka wax iska caabinta falastiiniyiinta ee Xamaas ayaa qaaday tillaabooyin hoos u dhigaya walaacii laga qaday in xabbad-joojinta marinka Qasa ay burburto ka dib markii labada dhinacba is diideen fulinta qodobo ku jiray heshiiska.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIA 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐗𝐞𝐞𝐫-𝐍𝐢𝐝𝐚𝐚𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey Xeer-Nidaamiyaha Xukuumadda, kaas oo hagaya howlaha waaweyn ay xukuumaddu u hayso bulshada Soomaaliyeed,
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab CXDS iyo kuwa deegaanka oo howlgallo ka fuliyay deegaanno hoostaga Xarardheere Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka oo iskaashanaya ayaa howl-galo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka wada dhulka miyigaa ah ee magaalada Jowle oo hoostagga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.
1 daqiiqo Sheeko:War Magaalada Boosaaso oo aas qaran loogu sameeyay saraakiil ku geeriyooday dagaalka Daacish Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa aas qaran loogu sameeyay laba sargaal oo ku geeriyooday dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish ee ka socda buuraleyda Calmiskaad ee gobolkaas.