1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Imaaraadka Carabta oo magaca Soomaaliya ku badelay midka Soomaaliland Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa magaca Soomaaliya ku badashay midka Soomaaliland, ayadoo wasiirro xukuumadda Federaalka ka tirsan sheegtay inay matalayaan Soomaaliland oo mageceeda loo qoray “Jamhuuriyadda Soomaaliland” sida lagu baahiyay bogga shir weynaha world governments
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Madaxweyne cirro oo lagu marti-qaaday shir madexeed caalami ah iyo Imaaraadka oo Soomaaliland ula dhaqmaya sidii dal madax-bannaan Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa lagu marti-qaaday in uu ka qayb galo Shir-weynaha dawladaha Adduunka ee sanadka 2025 oo ka dhici doona Dubai .
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iran oo ku hanjabtay inay xirayso marin bilood Hormus Iraan ayaa ku goodisay inay xirayso marin biyoodka Hormus ee gacanka Faaris, ayadoo tillaabadaas sheegtay inay uga jawaabayso go’aanka maamulka Trump uu ku dhimayo saliidda ay dhoofiso Tehran.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Erdogan” ma jirto cid awood u leh inay Falastiiniyiinta ka rarto dhulkooda” Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan sheegay inaysan jirin cid awood u leh inay dadka reer Qasa ka saarto dhulkooda la burburiyay, islamarkaana dalal kale ugu masaafiriso.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Suudaan oo la filayo inay yeelato dowlad Cusub dawlad cusub ayaa la filayaa in laga dhiso Suudaan ah dib markii militarigu ay si buuxda u wada qabsadaan magaala madaxda Khartoum, ilo-wareedyo milateri ay u sheegeen wakaaladda wararka ee Reuters.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Galmudug oo dhisaysa matxaf Casri ah Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa dhagax dhigey dhismaha Matxaf casri ah oo laga hirgelinayo magaala-madaxda Dhuusamareeb
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland oo ka digtay in xubno Daacish ah oo dagaalka gobolka Bari ka cararayaahi u ku fidayaan gobollada kale ee dalka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegtay in ay kooxda Daacish ay ku fidayaan gobollada koonfureed ee dalka iyo deegaannada Soomaaliland, ayagoo ka baxsanaya dagaalka culus ee ka socda buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo si cad u sheegay inuu la wareegayo marinka Qasa Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa si cad u sheegay inay ka go’antahay inuu la wareego oo iibsado marinka Qasa, islamarkaana uu haddii laga maarmi waayo qeybo kamid ah siin doono dalalka gobolka.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Shiikh oo Isbitaallada ku booqday askar ku soo dhaawacantahay dagaalka Alshabaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xaaladda caafimaad ee dhaawacyada Ciidamada Qaranka iyo kuwa Macawisleyda ee ku jira Isbitaalkq Xoogga dalka iyo qaar kamid ah isbitaallada kale ee magaalada Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Tiradii ugu dambeysay ee dadkii ku dhintay dagaalka marinka Qasa oo la shaaciyay Wasaaradda Caafimaadka ee Gaza ayaa shaacisay Tiradii ugu dambeysay ee dadkii ku dhintay intii uu socday dagaalka marinka Qasa, waxaana muuqata in khasaaraha dhimashadu uu aad u korordhay bilihii la soo dhaafay.