1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Puntland oo beenisay inay soo dhowaynayso dadka reer Qasa ee la qorshaynayo in qasabka lagu barakiciyo Dowlad Goboleedka Puntland ayaa beenisay war dhowaan saxaafad qabsaday, kaas oo uu sheegay masuul ka tirsan golaha wasiirrada maamulkaasi
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo koonfur Afrika u Cinqaabaya taageerada falastiin darteed Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa saacadihii la soo dhaafay qaatay tillaabooyin ka dhan ah dowladda koonfur Afrika, waxayna arrintani salka ku haysaa dacwado ay horay uga gudbisay maamulka Israa’iil.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in la kordhiyay maaddooyinkii ay imtixaanka ku gali jireen ardayda dugsiga sare Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in la kordhiyay maaddooyinkii ay ardayda fasalka 12-aad ee dugsiga sare ku gali jireen imtixaanka shahaadiga ah, kuwaas oo horay u ahaa 11 maaddo.
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidanka booliska oo la wareegay guriga hooyooyinka Cutubyo ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa la wareegay amniga dhismaha guriga hooyooyinka oo muddooyinki la soo dhaafay uu ka taagnaa muran u dhexeeya ururka haweenka Soomaaliyeed iyo Wasaaradda arrimaha qoyska iyo xaquuqul Insaanka xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisul Wasaaraha Canada oo sheegay in Trump ay ka go’antahay inuu qabsado Canada Wargeyska Politico ee ka soo baxa dalka Mareykanka ayaa kaa soo xigtay Ra’iisul Wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau, in madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uusan ku kaftamaynin qabashada Canada ee ay arrintaasi dhab ka tahay.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Madaxweynaha Turkiga oo Soomaaliya si weyn ugu maamuusay gurmadkii ay la garab istaagtay markii dhulgariirka ka dhacay dalkaas 2023 Madaxweynaha Dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa dowladda iyo dadka Soomaliyeed ku maamuusay, si weynna uga mahadceliyay taageeradoodii wax ka qabashada dhibaatadii ka dhalatay dhulgariirkii 6-dii Febraayo ee sanadkii 2023 ka dhacay dalkaas.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Masar eedeyn culus u jeedisay maamulka Israa’iil Dowladda Masar ayaa si adag u cambaaraysay wax ay ku tilmaamtay hadallada mas’uuliyad darrada ah ee ka soo yeeraya dhinaca maamulka Israa’iil, kuwaas oo ay sheegtay inay dhaawacayaan Axdiga Qaramada Midoobay
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiir Roobow “mar horaan ka toobad keenay Alshabaabnimo, haddana waan ku celinayaa” Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha diinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya Shiikh Muqtaar Roobow Cali oo qeyb ka ahaa shir jaraa’id oo qaar kamid ah Golaha wasiirradu ay qabtaan, islamarkaana ku saabsanaa la dagaalanka Alshabaab ayay wariyaashu weydiiyeen su’aal ahayd maadaama qudhiisu uu kooxdaas muddo dheer ka tirsanaa sida ka bixitaankiisu sharci u noqday.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday in hub lala galo Xeebta Liido Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay go’aamo culus oo ku saabsan nabad-gelyada magaala-madaxda dalka ee Muqdisho, waxaana go’aamadaas qeyb ka ah inaan hub lala gali karin xeebta Liido.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xamaas oo sii deysay seddax qof oo Israa’iiliyiin ah Xamaas ayaa maanta sii deyneysa 3 Maxbuus oo Israa’iiliyiin ah, kuwaas oo ay ku beddelanayso 183 qof oo ku xiran xabsiyada Israa’iil, waana markii shanaad ee ay labada maxaabiis is-dhaafsanayaan tan iyo markii la gaaray xabad joojinta aan cagaha badan ku taagneyn ee Qasa