1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Danjiraha Soomaaliya ee dalka Ruushka oo Nuqul kamida waraaqaha aqoonsiga laga guddoomay Wasiir ki xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibedda Ruushka, ahna Wakiilka Gaarka ah ee Madaxweynaha Federaalka Ruushka u qaabilsan Bariga Dhexe iyo Afrika Mikhail Bogdanov ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiira cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ruushka Mudane Maxamed Abuukar Subayr.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Shiikh iyo dhiggiisa Masar oo kala saxiixday heshiis muhiim ah. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Masar Mudane Cabdulfataax Al-Siisi ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay Qasriga Al-Itixaadiya ee magaalada Qaahira.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Booliska degmada dhooblay oo gacanta ku dhigay rag lagu eedeeyay ugaarsi sharci-darro ah. Ciidanka Boolisk degmada Dhoobley ayaa gacanta ku soo dhigay Rag lagu eedeynayo Ugaarsi iyo ganacsiga sharci-darro ah oo ay ku hayeen Duur-joogta deegaankaas.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka XDS iyo deegaanka oo howlgal ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka fuliyay gobolka Galguduud Ciidan xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa Hawlgal ay ka fuliyeen Gobolka Galgaduud ku beegsaday fariisimo iyo goobo Al-shabaab ay ku sugnaayeen oo ku dhow magaalada Ceelgaras, waxaana lagu diley seddax kamida dagaalamayaasha kooxdaas, sida lagu sheegay war qoraal oo ay soo saartay dowladdu.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Shiikh oo gaaray dalka Masar, maxaa laga ogyahay ujeedada socdaalkiisa ? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, kaddib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta. ee Masar, Mudane Abdel Fattah El-Sisi.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha JFS oo kulamo gaar gaar ah la yeeshay qaar kamida madaxdii ka qeyb-galay shirka Sanadka laha ah ee dhaqaalaha Adduunka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalayey Madasha Sanadlaha ee Dhaqaalaha Adduunka ee Davos ayaa kulan doceedyo la yeeshay qaar kamida madaxdii ka soo qeyb-galay shirka
1 daqiiqo Sheeko:War Maxaa looga hadlay kulanka dhex maray madaxweynaha Hirshabeelle iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS ? Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf (Cali Xoosh) oo socdaal shaqo ku jooga caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ee Jowhar ayaa ka qeyb galay fadhiga Golaha Wasiirrada maamulkaas, oo uu guddoominayay Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen(Guudlaawe) iyada oo lagu dhageystay warbixin la xiriirta Xasilinta deegaannada laga xoreeyay khawaarijta.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray xarunta gurmadka degdega ah ee isbitaalka Martiini Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray xarunta gurmadka deg-degga ah ee Isbitaalka De Martino, oo loo dhisay, loona qalabeeyey qaab casri ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Saameyn noocee ah ayay dunida ku yeelanaysaa ka bixitaanka Mareykanka ee Ururka Caafimaadka Adduunku ? Ayadoo uu Mareykanka dhowaan shaaciyay inuu ka baxayo Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa waxaa dunida ka soo yeeraya dhambaalllo walaac xambaarsan oo arrintaas looga falcelinayo.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay tahay abaalmarinta Hoggaaminta ee la guddoonsiiyey madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud? Madasha Afrika house ayaa madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya guddoonsiiyey Abaalmarinta Hoggaamineed ee Afrika, taas oo uu ay sheegeen inuu ku mutaystay kaalinta uu ka qaatay dowlad-dhiska, la dagaallanka Al-shabaab, iyo deyn cafinta Soomaaliya.