Soomaaliya ayaa muddo 54 sano kadib si rasmi ah ugu biirtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo loo doortay xubin kamida kuraasta aan joogtada ahayn ee golaha, kaas oo ay ku fadhin doonto laga billaabo bishan Janaayo 2025 ilaa sanadka dambe ee 2026.