1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo cuna-qabataynno cusub ku soo rogaya Ruushka Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inuu Ruushka ku soo rogayo cunaqabateyn ballaaran oo lagu tilmaamay kuwii ugu darnaa, islamarkaana ka dhan ah waaxda tamarta ee Ruushka.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Laba wiil oo hooyadeed ku diley gobolka Togdheer Wararka ka imaanaya deegaanka Habeedlay oo ka tirsan gobolka Togdheer ayaa sheegay in laba wiil oo walaalo ahi ay halkaas hooyadeed oo waayeel ahayd si arxan-darro ah ugu dileen.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Puntland iyo Galmudug oo xal ka gaaray colaad maalmihii la soo dhaafay ka taagnayd gobolka Mudug Shir ay ka qeyb-galeen mas’uuliyiin ka socata dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland oo Gaalkacyo ka furmay 5-tii bishan, islamarkaana looga arrinsanayay sidii xal kama danbays ah looga gaari lahaa colaadda soo noqnoqotey ee u dhaxaysay laba beelood oo galbeed Mudug wada dega ayaa laga soo saaray qodobo heshiis ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Lubnaan oo yeetay madaxweyne cusub Taliyaha ciidamada Lubnaan Joseph Aoun ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee dalkaasi ka dib doorasho baarlamaani ah oo 128 mudane ay codbixiyaal ka ahaayeen.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Kalluumeysato Soomaaliyeed oo muddo la la’aa ka dib laga helay xeebaha dalalka Singapore, Maldeves, iyo Srilanka Kalluumeysato Soomaali ah oo muddo badda lagu la’aa ayaa ugu dambeyn laga helay xeebaha dalalka Singapore, Maldeves iyo Sri Lanka, ka dib markii doomihii ay saarnaayeen cilladi ku timid, baddana maalmo dul sabaynayeen.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaa looga hadlay kulanka agaasimaha hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda iyo danjiraha Mareykanka ? Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya mudane Mustaf Dhuxulow oo ay wehliyaan Agaasime Waaxeedyada Hay’adda ayaa kulan la qaatay safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya danjire Richard H. Riley.
1 daqiiqo Sheeko:War Maxaa looga hadlay kulanka Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliyeed iyo danjiraha Talyaaniga ? Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya danjire Pier Mario Dacco Coppi
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaa laga ogyahay geerida xaaskii fannaanka Dayax Dalnuurshe ? Allaha u naxariistee waxaa saacado ka hor magaalada Muqdisho ku geeriyootay Farxiyo ( The boss lady) oo ahayd gabar baraha bulshada caan ka ah, sidoo kalena ahayd xaaskiisa fannaanka Dayax Dalnuurshe.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Donald Trump oo qorshaynaya inuu xoog ku qabsado meelo ka baxsan dhulka Mareykanka Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa laga cabsi qabaa inuu awood ciidan u adeegsado qabsashada kanaalka Panama iyo jasiiradda Greenland ee hoostagga boqortooyada Denmark.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dowladda Soomaaliya oo dadaal xooggan gelinaysa hormarinta beeraha iyo waxsoo-saarkooda Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan ku dhawaaqay mashruuc lagu hormarinayo hannaanka waxsoo-saarka beeraha dalka, ayadoo tiro gaadiidka cagaf cagafta loo yaqaanno u qeybisay dowlad goboleedyada dalka.