Maantoo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb, 70 sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay calanka Soomaaliyeed, calanku waxaa uu leeyahay Sooyaal qiimo badan oo dal iyo dibadba looga faani karo.