1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Gogashadii uu madaxweynuhu ku dhawaaqay oo maalintii labaad ka socata Muqdisho iyo siyaasiyiinta ugu waaweyn mucaaradka oo ka maqan Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socda shirweynaha wada-tashiga Xukuumadda, Siyaasiyiinta, iyo hoggaamiyaasha bulshada, kaas oo looga arrinsanayo xaaladda dalka. Shirkan oo uu maalintii isniin furay madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maamulka Trump oo qorshaynaya inuu dalal horleh ku soo rogo xayiraad socdaal Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa qorshaynaya in la ballaariyo xayiraadda socdaalka, iyadoo laga mamnuuci karo muwaadiniinta 36 dal oo dheeraad ah inay galaan dalka Mareykanka, sida lagu sheegay dukumentiyo qoraal…
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo Sucuudiga oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka ganacsi ee labada dal Soomaaliya iyo boqortooyada Sucuudiga ayaa ka haddlay xoojinta iskaashiga iyo xariirka labada dal ee walaalaha ah, islamarkaana ka wada tirsan ururka Jaamacadda Carabta. Wasiirka Ganacsiga XFS Maxamuud Axmed Aadan Geesood…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Iran iyo Israa’iil Dagaalka dalka Iran iyo maamulka Israa’iil ayaa maalintiisa afaraad gelaya, ayadoo labada dhinac ay is waydaarsanayaan gantaallo iyo duqeymo hawada ah oo xariir ah. Dhanka Israa’iil dadku habeenkii seddaxaad ayay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Diyaarad sidday dad Xujay ah oo ku burburtay dalka Hindiya Diyaarad Helicopter ah oo siday xujey Hindu ah ayaa ku burburtay waqooyiga Hindiya, iyadoo ay ku dhinteen toddoba qof oo saarnaa duulimaadkaasi. Diyaaraddan ayaa waaberigii Axadda maanta ah ku burburtay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Iran iyo Israa’iil Dowladda Iran iyo maamulka Israa’iil ayaa maalintii seddaxaad is waydaarsanaya duqeymo xooggan oo isugu jira gantaallo iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, waxaana sii kordhaya khasaaraha labada dhinac kala gaaraya. Israa’iil…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad oo saaka si rasmi ah loo daahfuray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad oo ay sanadkii 10-aad qaadayso dowladda Soomaaliya. Imtixaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo qiray dhibaatada ay Israa’iil kala kulantay weerarrada Iran Xilli dhulka ay Israa’iil maamusho saacadihii la soo dhaafay ay ku socdeen duqeymo xooggan oo ay Iran kaga jawaabayso weerar ay dhowaan Xukuumadda Netanyahu ku qaaday dalkeeda oo khasaare badan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wararkii ugu dambeeyay ee duqeymaha Iran iyo Israa’iil Dowladda Iran ayaa saacado ka hor weerar adag oo jawaab ah ku qaaday gudaha maamulka Israa’iil, ayadoo adeegsatay 150 gantaal oo balaastig ah iyo in ka badan 100 diyaaradaha aan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dalalka Carabta qaarkood oo si adag u cambaareeyay Weerarka Israa’iil ee Iran Qaar kamid ah dalalka Carabta oo ay ugu horreeyaan Sucuudiga iyo Qatar ayaa si adag u cambaareeyay Weerarkii ay saacado ka hor Israa’iil ku qaaday gudaha dalka Iran, kaas oo…