1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qoysaska la-haysteyaasha Israa’iil ee Marinka Qasa oo xaaladda cabsi ah Si ay sheegtay warbaahinta ka howlgasha Tel Aviv dadweynaha Israa’iil, gaar ahaan qoysaska la-haystetaasha Marinka Qasa ayaa wajahaya xaalado cabsi iyo argagax ah, ka markii ay soo gaareen farriimo muujinaya…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Jabuuti oo Imaaraadka ku tilmaamay dal halis ku ah qaaradda Afrika Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si weyn u dhaleeceeyay saameynta dowladda Imaaraadka Carabta ee gobolka Geeska Afrika, isagoo ku eedeeyay UAE inay balaayiin doollar oo maalgalin ah ku bixiso…
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Dowladda Soomaaliya oo soo saartay digniin ku saabsan is badelka cimilada, gaar ahaan kicitaanta badda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay digniin culus oo ku saabsan is badelka cimilada, gaar ahaan kicitaanta badda oo saameyn xooggan ku yeelan kara kalluumeysatada iyo doomaha safarka. Wasaaradda kalluumeysiga…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo nuqul kamid ah warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee UK Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Boqortooyada Midowday (UK) u fadhin doona…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xariirka Trump iyo Netanyahu oo aad u sii xumaanaya Xariirka u dhexeeya maamulka Trump iyo Ra’ïisal Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa aad u sii xumaanaya, ayadoo labada dhinac ay si weyn u sii kala fogaanayaan xaaladda bariga dhexe iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog dhibaatada ay faragelinta shisheeye ku hayso siyaasadda iyo madax-bannaanida qaranka Soomaaliya Soomaaliya waxay muddo dheer wajahaysay dhibaatooyin siyaasadeed, dhaqaale, iyo amni oo intooda badan ka dhashay burburkii dowladnimo sanadkii 1991 iyo colaadihii sokeeye ee xigay, waxaana Intii lagu jiray xilliyadaas adag…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay sameynayso Talis gaar ah oo laga howlgaliyo ciidamada Macawisleyda Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dhisayso talis gaar ah oo laga howlgaliyo ciidamada deegaanka ee loo yaqaanno Macawisleyda, kuwaas oo kaalin weyn ku leh dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland oo soo bandhigay hub ay ka furteen Al-Shabaab Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Kumaandooska Danab oo kooxda Al-Shabaab dagaal adag kula galay deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada ayaa soo bandhigay hub iyo saanad ciidan oo ay ka furteen…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo warbaahinta horteeda ku canaantay madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Trump ayaa madaxweynaha Koonfur Afrika ku dhex kulan warbaahineed ka dhacay xaafiis Oval ee aqalka cad, asagoo tusay muuqaallo iyo sawirro ku saabsan dad caddaana oo uu sheegay in lagu…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Maxaa looga hadlay kulanka Agaasimaha NISA iyo odayaasha deegaanka Moqokori? Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo ku sugan furimaha hore ee dagaalka ayaa magaalada Moqokori kulan kula yeeshay odayaasha deegaanka. Kulankan…