4 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad maxaa u qabsoomey Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud (2022–2025)? Maanta oo ah 15-ka may waxaa seddaxda sano laga joogaa xilli la doortay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, sanadkii 2022-kii, waxaana dib u milicsan doonnaa wixii waxyaabihii u qabsoomey…
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Jubbaland oo war saxaafadeed ka soo saartay xaaladda dalka iyo Xisbigii dhowaan Muqdisho looga dhawaaqay Dowlad goboleedka Jubaland oo war saxaafadeed ka soo saartay xaaladda dalka iyo xisbigii dhowaan ay magaalada Muqdisho uga dhawaaqeen madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno isugu jira siyaasiyiin iyo madax…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Turkiga ka iibinaya hub qeymihiisu ku kacayo 225 milyan oo dollar Mareykanka ayaa shaaciyay inuu dowladda Turkiga ka iibinayo gantaallada AIM-120C-8 oo uu dalkaasi soo saaro, islamarkaana ku kacaya in ka badan 225 milyan oo dollar Mareykanka ah. Hay’adda iskaashiga amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo Suuriya ka dalbaday inay dalkeeda ka cayriso madaxda dhaqdhaqaaqyada falastiiniyiinta Madaxweynaha Mareykanka ayaa magaalada Riyadh ee caasimadda Sucuudiga kula kulmay hoggaamiyaha Suuriya Axmed Sharac, ka dib markii dhaxal suge Maxamed Bin Salmaan uu ka shaqeeyay is aragga labada dhinac. Kulanka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Imaaraadka oo si weyn u hubaynaya maamulka Puntland Tan iyo wixii ka dambeeyay 2010-kii, dowladda isku tagga Imaaraadka Carabtu waxay xoojinaysay xiriirkooda milatari iyo midka istiraatijiyadeed ee ay la leedahay Puntland, oo ah maamul goboleed ka tirsan Jamhuuriyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muxuu ka dhiganyahay Xisbiga ay sameysteen madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleedyada qaarkood ? Saacado ka hor waxaa magaala madaxda dalka ee Muqdisho looga dhawaaqay Urur siyaasadeedka Caddaaladda iyo wadajirka oo ay ku mideysanyihiin madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha, wasiirrada xilka haya, Xildhibaannada muxaafidka ah, iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Suuriya oo la filayo inuu la kulmo Trump Sida ay sheegtay shabakadda Axios, oo soo xiganaya ilo xog ogaal ah Madaxweynaha Donald Trump ayaa la filayaa in uu arbacada soo socata caasimadda Sucuudiga ee Riyad kula kulmo dhiggiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo qaaday tillaabooyin ku aaddan xaaladda bariga Dhexe ka hor booqashadiisa gobolkaas Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa qaaday tillaabooyin waaweyn oo wax ka badelay xaaladda bariga dhexe ka hor intaanu booqashadiisa gobolkaas oo uu mmaanta ku gaaray caasimadda Boqortooyada Sacuudiga ee…
3 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Sidee ganacsiyada online-ka ahi u yarayn karaan shaqa la’aanta dhallinyarada ? Sidee ganacsiyada online-ka ahi u yarayn karaan shaqa la’aanta dhallinyarada ? Xilligan Casriga ah waxaa si xawli ah u kobcaya ganacsiyada ku saleysan internetka (online businesses), taasoo sababtay isbeddel weyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis dhinaca beeraha ah Dowladaha Soomaaliya iyo Azerbaijan ayaa kala saxiixday heshiis hordhac ah oo ku saabsan hormarinta iyo maalgashiga beeraha, ka dib kulanka magaalada Baku ku dhex maray Wasiirrada beeraha labada dal Maxamed…