1 daqiiqo Sheeko:War Madaxda dhaqanka SSC-Khaatumo iyo Soomaaliland oo ku kulmay magaalada Qabri Dahare Madaxda dhaqanka Soomaaliland iyo SSC-khaatumo ayaa markii ugu horeysay taniyo dagaalkii Laascaanood ku kulmay munaasabad dhaqan oo ka dhacday magaalada Qabri dahare ee deegaanka Soomaalida. Isimadda labada dhinac oo ay…
2 daqiiqo Sheeko:War Sidee xal loogu heli karaa biyaha fariista jidadka xilliga roobka? Biyaha fariista jidadka xilliga roobku waa dhibaato ka jirta magaalooyin badan oo kamid ah dhulka Soomaalida, waxayna kamid tahay caqabadaha dabiiciga ah ee soo noq noqda, islamarkaana u baahan qorshe…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xamaas oo sii deynaysa mid kamid ah maxaabiista ay gacanta ku hayso Xamaas ayaa ku dhawaaqday inay sii deynayso Edan Alexander oo ah nin haysta dhalashada Mareykanka, islamarkaana kamid ah dadka ku xiran marinka Qasa taniyo sanadkii 2023-kii. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Khasaaraha ka dhashay roobabkii caasimadda ka da’ay oo sii kordhaya Khasaaraha ka dhashay roobabkii saacadihii la soo dhaafay ka da’ay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa sii kordhaya, waxaana isi soo taraya xogaha ku saabsan tirada dhimasho iyo burburka uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hindiya iyo Pakistan oo gaaray heshiis xabbad-joojin ah Dalalka Hindiya iyo Pakistan oo maalmihii la soo dhaafay ay xiisad xooggani ka dhex aloosnayd, islamarkaana dhawr duqeymo iyo weerarro toos ah iswaydaarsaday ayaa ugu dambeyn gaaray heshiis xabbad-joojin ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo la filayo inuu aqoonsado dowladda falastiin Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo dhowaan safar ku tagi doona Sucuudiga iyo qaar kamid ah dalalka kale ee Khaliijka Carabta ayaa la filayaa inuu ku dhawaaqi doono aqoonsiga dowlad madax-bannaan…
1 daqiiqo Sheeko:War Booliska Gobolka Nugaal oo gacanta ku dhigay nin loo haysto dilka ka dhacay Garoowe Ciidanka booliiska gobolka Nugaal ee dowlad goboleedka Puntland ayaa gacanta ku dhigay eedeysane loo haysto fal dil ah oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Garoowe. War saxaafadeed ka…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Sooyaalka hannaanka doorashada dunida iyo noocyadeeda Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ayaa wada diiwaangelinta dadweynaha codbixiyaasha ka noqan doona doorasho qof iyo cod ah oo dowladda ay horay u sheegtay inay bartamaha sanadkan iyo midka soo socda billowgii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Imaaraadka oo sheegay inuusan aqoonsanayn dowladda Suudaan Dowladda isku tagga Imaaraadka carabta oo khilaaf xooggana kala dhexeeyo Xukuumadda militariga Suudaan ayaa sheegtay in aysan aqoonsanayn maamulka hadda ka jira dalkaas ee uu hoggaamiyo Janeraal Cabdifitaax Al-Burhaani Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xiisadda Pakistan iyo Hindiya oo saameyn ku yeelatay duulimaadyada Diyaaradaha gobolka Xilli xiisadda dalalka Hindiya iyo Pakistan ay cirka isku sii shareerayso, islamarkaana labada dhinac ay dhowaan duqeymo cirka ah is waydaarsadeen ayaa umuurtaasi waxay saameyn ku yeelatay isku socodka duullimaadyada…