1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hindiya oo duqeysay goobo ku yaalla Pakistan iyo Militariga dalkaas oo jawaab adag ka bixiyay Hindiya ayaa saacado ka hor weerar bartilmaameedyo ku yaalla gudaha dalka Pakistan, ayadoo sheegtay inay beegsaday xurumo ay lahaayeen kooxo ka dagaallama gobolka Kashmir, islamarkaana ay taageerto dowladda Pakistan. Duqeymaha…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Taliyaha ciidanka AFRICOM? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Wasiirka gaashasndhigga, iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa saacadihii la soo dhaafay kulamo kala duwan la yeeshay Taliyaha ciidanka Mareykanka ee qaaradda Afrika ee loo soo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu yahay heshiis uu Mareykanku la galay kooxda Xuutiyiintu? Ka dib maalmo duqeymo adagi ay ka socdeen dalka Yemen Maamulka Trump ayaa sheegay inuu heshiis xabbad-joojin ah la galeen kooxda Xuutiyiinta, sida ay shaacisay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanku. Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo si adag u cambaaraysay weerarkii ay kooxda RSF ku qaaday Magaalada Porta Suudaan ee dalka Suudaan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay weerar is miidaamin ah oo diyaarad loo adeegsaday, kaas oo dhowaan lagu weeraray magaalada Port Sudan oo hadda ay ku shaqayso Xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoyska, ehelka, iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid AUN Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Itoobiya iyo Israa’iil oo ka wada-hadlay xaaladda geeska Afrika Wasiirka arrimaha dibadda maamulka Israa’iil Gideon Sar oo booqasho rasmi ah ku tagey magaala-madaxda Itoobiya ee Addis-ababa ayaa masuuliyiin dalkaas kala hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo inay iskaashi dhinacyo…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxkamadda ICJ oo diiday dacwad ay Suudaan ka gudbisay Imaaraadka iyo garsoore Soomaali ah oo ka horyimid go’aanka maxkamadda Maxkamadda caddaaladda adduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo (ICJ) ayaa laashay dacwad ay Suudaan ka gudbisay dalka isku tagga Imaaraadka Carabta, iyada oo sheegtey in aysan awood u lahayn inay…
2 daqiiqo Sheeko:War Maxaa looga hadlay kulanka guddoomiyaasha baarlamaanka Soomaaliya iyo Algeria ? Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan miro-dhal ah magaalada Algiers ee caasimadda dalka Algeria kula qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Algeria,…
3 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Warbixin heerarkii uu soo maray shirka Madasha wada-tashiga qaranku Maanta oo ah 5-ta bisha May waxaa lagu wadaa inuu magaala-madaxda dalka ee Muqdisho ka furmo shirka madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyadu, inkastoo masuuliyiinta qaarkood aysan weli…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iran oo soo bandhigtay gantaal cusub oo balaastig ah Dowladda Iran ayaa soo bandhigtay Gantaal cusub oo balaastig ah, kaas oo gaari kara masaafo dhan 1,200 oo KM, islamarkaana awood u leh inuu ka baxsado qalabka lidka gantaallada Gantaalkan…