1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday in Baasaboorka Taiwan lagu soo galo dalka Dowladda Soomaaliya ayaa mamnuucday in dadka sita baasaboorka Taiwan inay dalka soo galaana, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda ee Jaziiradaas oo tilmaamtay in dowladda Shiinaha ay Soomaaliya cadaadiska ku…
1 daqiiqo Sheeko:War Puntland oo sheegtay in is dhaafsiga maxaabiistu uu horseedi doono iskaashi ay la yeeshaan Soomaaliland Xilli magaalada Garoowe laga sagootiyay maxaabiis ay Puntland horay ugu qabatay dagaallo ka dhacay gobolka Sool, islamarkaana Soomaaliland ay maxaabiis kale soo deynayso saacaadaha soo socda ayaa Puntland waxay sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada-hadlay xoojinta xariirka labada dal Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, Xildhibaan Maxamuud Aadan Geesood, ayaa la kulmay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya, Danjire Dr. Abdullah Salem Al Nuaimi. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka…
2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xariirka labada dal iyo arrimo kale Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Socdaalka ee Masar, Dr. Badr Al-Atty, ayaa khadka taleefoonka ugu soo hambalyeeyey Wasiirka cusub ee arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Macawisleyda oo howlgal ay gobolka Shabeellaha Dhexe ka fuliyeen ku diley xubno ka tirsan Alshabaab Ciidamada difaaca deegaanka ee macawiisleyda ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen howdka Ciid-ciidka degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe, waxay ku dileen xubno ka tirsanaa kooxda Alshabaab sida ay…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Is barbar dhigga awoodda ciidan ee Pakistan iyo Hindiya Maalmihii la soo dhaafay waxaa cirka isku sii shareeraysay xiisadda u dhexeysa dalalka Hindiya iyo Pakistan, waxayna labada dhinacba ay qaadeen tillaabooyin horseedi kara dagaal toos ah. Sidoo kale Xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo dalka Ukraine uga dhawaaqay 3 maalmood oo xabbad-joojin ah Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku dhawaaqay xabbad joojin 3 maalmood ah, asagoo dhinaca Xukuumadda Ukraine ugu baaqay inay aqbalaan xabbad-joojintaas. Xabbad-joojinta ayaa looga golleeyahay lagu weyneeyo munaasabadda 80 guuradii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ku dhowaad 70 muhaajiriin ah oo lagu diley xeebaha Yemen Ku dhowaad 70 qof oo muhaajiriin afrikaana ah ayaa lagu diley duqeymo diyaaradeed oo ka dhacay xeebaha dalka Yemen sida laga soo xigtay kooxda Xuutiyiinta. Warbaahinta taageerta kooxda Ansar Allaah…
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHDA SHAKHSIGA Waxqabadkii amni ee Axmed Macallin Fiqi Wasaaradda gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaliya waxaa dhowaan loo magacaabay danjire Axmed Macallin Fiqi, ka dib isku shaandhayn lagu sameeyay qaar kamid ah golaha xukuumadda. Wasiir Axmed Macallin Fiqi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo sheegtay in ay diyaar u tahay inay joojiso dagaalka Qasa, haddii ay Xamaas shuruudeeda oggolaato Sida uu sheegay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee maamulka Israa’iil Zeev Elkin Xukuumadda Netanyahu waxay diyaar u tahay in ay si degdeg ah u joojiso dagaalka marinka Qasa si ay dib…