2 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Maxay ka wada hadleen guddoomiyaha golaha shacabka iyo danjiraha shiinuhu ? Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan mira dhal ah kula qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha u fadhiya Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo doonaya in maraakiibtiisu ay si bilaash ah ku maraan kannaalada Suweys iyo Panama Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay in Maraakiibta militariga iyo kuwa ganacsiga ee dalkiisa loo ogolaado inay si xor ah u maraan kannaalada Panama iyo Suez.…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Taariikhda horay ma u dhacday in ciidamo nabad ilaalin ahi ay dal boqolkiiba boqol nabad ka dhigeen ?. Howlgallada nabad ilaalinta ah ee dunida casriga ahi waxay billowdeen sanadkii 1948-dii, xilligaas oo carabta iyo maamulka Israa’iil oo ay dagaallo ka dhex qarxeen ay Qaramada Midoobay u dirtay ciidamo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sucuudiga oo dhexdhaadinaya dalalka Hindiya iyo Pakistan Xilli maalmihii la soo dhaafay ay cirka isku sii shareeraysay xiisadda u dhexeysa dalalka Hindiya iyo Pakistan, islamarkaana labada dhinac ay qaadeen tallaabooyin xaaladda uga sii daraya ayaa dowladda Sucuudigu…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay waxyaabihii looga hadlay shirka Uganda La-Taliyaha madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xuseen ayaa ka war bixiyay waxyaabihii looga hadlay shirka madexeedka dalalka ay Soomaaliya ciidamadu ka joogaan, kaas oo ka qabsoomay magaalada Entebbe ee Uganda.…
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Guddiga Kheyraadka dabiiciga ah iyo Bey’ada BFS oo warka ka soo saaray heshiiska Shidaalka Soomaaliya iyo Turkiga War uu Guddiga Kheyraadka Dabiiciga iyo Bii’ada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka soo saaray heshiiska shidaalka Soomaaliya iyo Turkiga ayaa lagu yiri ” Guddiga Kheyraadka Dabiiciga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland oo deegaannada Howgalka Daacish ka socdo ka mamnuucday doomaha safarka ah Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Baari Shire, ayaa Shir-Guddoomiyey Shir lagu dardargelinayay dhameystirka hawlgalka ka dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xiisadda u dhexeysa Pakistan iyo Hindiya oo cirka isku sii shareeraysa Xiisadda y dhexeysa dalalka Hindiya iyo Pakistan ayaa cirka isku sii shareeraysa ka dib markii Xukuumadda New Delhi ay Islamabad ku eedeysay dad lagu diley gobolka lagu muransanyahay ee kashmir.…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Dagaal xooggan oo ka socda deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe Wararka ka imaanaya deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas uu ka socdo dagaal xooggan oo u dhexeeya ciidanka xoogga dalka iyo Alshabaab, ka dib markii weerar…
2 daqiiqo Sheeko:War Puntland oo walaac ka muujisay in gargaarka bini’aadantinimada dalka lagu xiro kaarka aqoonsiga NIRA Dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegtay inay si weyn uga walaacsantahay heshiis ay dhowaan gaareen Hay’adda maareynta masiibooyinka SoDMA iyo hay’adda diiwaangelinta dadweynaha ee NIRA, kaas oo ay qeyb ka ahayd…