1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka iyo Iran oo gaaray is-af-garad hordhac ah Dowladaha Mareykanka iyo Iran oo Wada-hadallo uga socdeen dalka Cumaan ayaa gaaray is afgarad hordhac ah oo bilow u ah heshiis dhammeystiran oo dhinacyadu ay dhowaan wada-gali doonaan, sida ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgallada buuraleyda Calmiskaad oo galay wajigii ugu dambeeyay iyo ciidamada oo la wareegay fariisimo hor leh Ciidamada dowlad goboleedka Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay guluf oo ay qaadeen kula wareegey taliskii u danbeeyey ee Kooxda Daacish ku lahayd buuraha Calmiskaad, kaasoo oo ku yaalla Togga…
4 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino heerarkii ay soo mareen wada-hadallada DFS iyo Soomaaliland Soomaaliland ayaa ku dhawaaqday in ay gebi ahaanba joojisay wada-hadalladii kala dhexeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo jiitamayay taniyo sanadkii 2012-kii, ayadoo DFS ku eedeysay in ay ka leexatay wadadii…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Imaaraadka Carabta oo beenisay inay ka qeyb-galayso duulaanka uu Mareykanku qorshaynayo inuu ku qaado dalka Yemen Maamulka Trump ayaa qorshaynaya inuu duulaan dhanka dhulka ah ku qaado dalka Yemen, gaar ahaan deegaannada ay maamulaan kooxda Xuutiyiinta ee gacan saarka la leh dowladda Iran, waxayna Washington dadaal…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray Shirweynaha Qaran ee Xuquuqul Insaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray Shirweynaha Qaran ee Xuquuqul Insaanka ayaa soo bandhigay sida ay dowladda uga go’an tahay in la xoojiyo xiriirka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Roob xooggan oo ka da’aya caasimadda Muqdisho iyo gobollada dalka qaarkood Roobka gu’ga ayaa ka curtay deegaanno ka tirsan gobolllada waqooyiga iyo bartamaha dalka, ayadoo caasimadda Muqdisho ilaa xalay karartu ka da’aysay, islamarkaana waddooyinka qaar ay wadaad ku rogmay isku socodka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya weerar ay Alshabaab ku qaadeen degmada Aadan Yabaal Wararka ka imaanaya degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay saaka aroortii hore weerar qaraxyo ku bilowday ku qaadeen magaaladaas, waxaana laga maqlayaa rasaas…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maamulka Trump oo qorshaynaya inuu hoos u dhigo howlaha ay qabato safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya Maamulka Trump ayaa qorshaynaya inuu xiro ku dhawaad 30 safaaradood iyo qunsuliyado dibadda ah, iyadoo hoos loo dhigayo joogitaanka dublumaasiyadeed ee Mareykanku uu ku leeyahay dalal badan oo dunida kamid…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Diiwaan-gelinta doorashada doorashada qofka iyo codka ah oo saaka ka billaabanaysa caasimadda Muqdisho Guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuraya is diiwaangelinta doorashada qofka iyo codka ah ee ay dowladda Soomaaliya horay ugu dhawaaqday in laga qabanayo dalka, ayadoo lagu billaabayo…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya iyo maamulka SSC-Khaatumo oo ku heshiiyay in qaar kamid ah maxaabiista Soomaaliland la sii daayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo maalmahan ku sugan magaalada Laascaanood ee caasimadda Maamulka SSC-Khaatumo iyo masuuliyiinta maamulkaas kulamo kala duwan ka yeeshay xaaladda guud ee…