4 daqiiqo Sheeko:War Akhriso nuxurka war-murtiyeedkii laga soo saaray kulamadii Ra’ïisul Wasaaraha XFS iyo madaxda Maamulka SSC-Khaatumo Ra’ïisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi uu hogaaminaayo, ayaa 12kii 15kii April 2025 booqasho taariikhi ah ku tagay Magaalada Laascaanood ee Caasimadda Maamulka SSC-Khaatumo,…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Puntland oo si adag u beenisay inay mushaarka ka joojisay ciidamada jooga deegaanada SSC-khaatumo Dowlad goboleedka Puntland ayaa si adag u beenisay war saacadihii la soo dhaafay baraha bulshada lagu hadal-hayay oo ku saabsanaa inay mushaarkii ka joojisay ciidamada ku sugan deegaanada maamulka SSC-Khaatumo,…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay wefdi ka socda ururrada bulshada gobolka Sanaag Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay xubno matalayey qeybaha kala duwan ee bulshada Gobolka Sanaag. Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHDA SHAKHSIGA Taliska Ciidanka Booliska iyo madax ka tirsan Dowlad oo ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Janeraal Maxamed Yuusuf Cumar oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo masuuliyiin kala duwan ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Janeraal Maxamed Yuusuf Cumar (Madaale) oo saacado ka hor ku geeriyooday magaalada Muqdisho, ayagoo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Qaar kamid ah Xildhibaanada ka soo jeeda oo Soomaaliland oo beeniyay inay qeyb ka ahaayeen war saxaafadeed looga horjeestay SSC-khaatumo Qaar kamid ah Xildhibaanada labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo laga soo doorto deegaanada Soomaaliland ayaa dhowaan soo saaray war saxaafadeed ay ku diiddanyihiin in hoggaamiyaha maamulka SSC-khaatumo…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaa loo fasiran karaa farriinta madaxweynaha Mareykanku ee ka dhanka ah kooxaha Daacish iyo xuutiyiinta ? Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qoraal uu bartiisa X soo geliyay ku sheegay in kooxda Daacish ay hadda ku jirto xaalad dhuumaalaysi ah, balse waxba uma suurta-geli doonaan, waana heli…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muxuu yahay adeegga Internet-ka Starlink ee Soomaaliya dhowaan la keenayaaye ? Dowladda Soomaaliya ayaa ruqsad ay dalka lagu keenayo siiyay adeegga Internet-ka satellite-ka ku shaqeeya ee Starlink oo uu leeyahay maalqabeenka Elon Musk. Qoraal kooban oo uu bartiisa X soo dhigey…
1 daqiiqo Sheeko:War SSC-Khaatumo oo si rasmi ah uga qeyb-galaysa shirka Madasha wada-tashiga qaranka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ku sugan magaalada Laascaanood ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in hoggaamiyaha maamulka SSC-khaatumo uu si rasmi ah uga…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul wasaaraha XFS oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay mashaariic kala duwan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay siddeed mashruuc oo muhiim ah, kuwaas oo dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka hirgelinayso…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Warbixin xariirka ka dhexeeya caafimaadka iyo cuntooyinka wadniga ah Ku tiirsanaanta cuntooyinka wadniga ah iyo wax soo saarka gudaha waxaa ku jira 3 faa’iido oo waaweyn kuwaas oo kala ah; mid dhaqaale, mid caafimaad, iyo nabad-gelyo. Ugu horreyn dalagyada…