1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya weerar ay deegaanku gobolka Hiiraan ku qaadeen aagga tuulada Aboorey Faahfaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ay ciidanka deegaanka Gobolka Hiiraan ku qaadeen goob ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Kooxda Alshabaab oo ku deegaanka Aboorey ee gobolkaas.…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qasriga madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha xariirka kubadda cagta Jamhuuriyadda Jabuuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku qaabilay madaxtooyadda Qaranka Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Dalka aanu walaalaha nahay Jabuuti, ahna Madaxweyne ku xigeenka CAF iyo xubin ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Suuriya oo xirtay laba sargaal oo ka tirsan kooxaha wax iska caabinta falastiiniyiinta Ilo wareedyo ka tirsan laamaha ammaanka Suuriya ayaa TV-ga Aljazeera u xaqiijiyay in la xiray labo hogaamiye oo ka tirsan guutada Al-Qudus ee taabacsan kooxda Islamic Jihaad, kuwaas oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay tahay sababta ciidanka Turkiga loogu soo daabulayo Soomaaliya? In ka badan 500 oo askari oo Turki ah ayaa toddobaadkan soo gaaray caasimadda Soomaaliya, sida ay sheegeen ilo-wareedyo Soomaali ah iyo diblumaasiyadeed shisheeye, waxaana ciidamadan keentay diyaarad military oo…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya howlgal ay ciidanka xoogga dalku ka fuliyeen agagaarka degmada Aadan Yabaal Ciidamada Deegaanka Mabaax oo hoos taga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan ayaa weerar qorsheysan galabta Maqribkii ku qaaday koox Al-Shabaab ah oo isku uruursatay aagga degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellaha…
3 daqiiqo Sheeko:War Wasaaradda arrimaha gudaha XFS oo si adag uga hortimid Aqoonsi ay Puntland u sameynayso dadka ku nool deegaanadeeda Wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hortimid diiwaangelin dadweyne iyo aqoonsi gaar ah oo ay Puntland ku dhawaaqday inay ka sameynayso deegaanadeeda, waxaana war saxaafadeed ay…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaa laga ogyahay xogta sargaalka Itoobiya u shaqaynayay ee lagu diley Laascaanood ? Magaalada Laascaanood ee maamulka SSC-Khaatumo waxaa dhowaan lagu diley Faarax Caydiid Jaamac oo ka tirsanaa Qunsuliyadda Itoobiya ee magaalada Garoowe, gaar ahaan qeybta sirdoonka, waxaana meydkiisa oo laga helay god…
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Wasiir Fiqi oo sheegay in awoodda Al-Shabaab si weyn loo wiiqay kadib muddo labadii sano ee la soo dhaafay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab la wiiqay awooddooda kadib muddo labo sano oo xiriir ah oo howlgal…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Maxaa looga hadlay kulanka madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud iyo Ra’ïisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo dhowaan dalka dib ugu soo laabtay kulanka labada…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Safiirka Soomaaliya u fadhin doonta Mongolia oo Nuqulka kamid ah Warqadaha Aqoonsiga u Gudbisay Agaasimaha Wasaaradda arrimaha dibadda dalkaas Safiirka aan degganeyn ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Mongolia, Marwo Hodan Osman Abdi, ayaa maanta si rasmi ah nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo u gudbisay Agaasimaha Habmaamuuska…