1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Puntland oo beenisay inay deegaanadeeda ka mamnuucday diyaaraddii Ra’iisul Wasaaraha geysay Laascaanood Puntland ayaa beenisay war saacadihii la soo dhaafay baraha bulshada lagu hadal-hayay oo ku saabsanaa inay deegaanadeeda ka mamnuucday mid kamid ah diyaaradii wefdiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya geeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Masuuliyiin ka tirsan XFS oo booqday maraakiib loo diyaariyay inuu qodo shidaalka Soomaaliya Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shire Maxamed, ayaa dultagay oo booqday Maraakiibta loo diyaariyay qodista Shidaalka Soomaaliya oo ku sugan badda Madow.…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo ciidanka xoogga dalka ugu hambalyeeyay 65-san9 guuradii ka soo wareegtay markii la aas-aasay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray qeybaha, talisyada iyo darajooyinka kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo maanta ay ku beegan…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay shirka caalamiga ah ee Madasha Diblomaasiyadda Antalya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala qeybgalay Madaxda Caalamka, furitaanka Madasha Diplomaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga. Madashan oo ka mid ah fagaareyaasha caalamiga ah ee ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wada-hadal toos ah oo maanta u furmaya Iran iyo Mareykanka Wada-hadal toos ah oo diiradda lagu saarayo barnaamijka nukliyeerka ayaa Magaalada Muscat ee caasimadda dalka Cumaan uga furmaya Mareykanka iyo Iran, ayadoo halkaas ay gaareen wufuud ka kala socata labada…
7 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Akhriso Sooyaalka ciidanka xoogga dalka iyo heerarkii uu soo maray Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 12-ka April 2025 waxaa meelo badan oo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya looga dabaaldegayaa sanad guuradii 65-aad ee kasoo wareegtay markii la…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Rakaab ku dhex geeriyooday diyaaradda Kenya Airways xilli ay duulimaad ku jirtay Diyaarad ay leedahay shirkadda Kenya Airways oo ka soo duushay magaalada New York kuna soo jeeday magaalada Nairobi ayaa xaalad qalqal ah gashay kadib markii qof da’ ah oo rakaabka…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muxuu yahay heshiiska ay wada-galeen Soomaaliya iyo Ukraine? Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Soomaaliya Cali Balcad iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Ukraine Andrii Sybiha oo ku kulmay magaalada Antalya ee dalka Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis ku aaddan hab-maamuuska xiriirka…
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WADATASHIGA QARANKA Madaxweyne Xasan Sheekh oo casuumaad u diray madaxda dowlad goboleedyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya baaqii Midnimada iyo Wadatashiga Qaran ee 31-dii Maarso 2025…
1 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Janeraal Axmed Suleymaan Dafle oo kamid ahaa shantii golaha sare ee kacaanka oo geeriyooday Sarreeye-guuto, Axmed Saleebaan Cabdalle (Dafle) oo kamid ka ahaa shantii Golaha-sare ee dowladdii kacaanka, sidoo kale ahaa asaasihii Hey’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NSS ayaa geeryooday caawa sida ehelkiisu…