1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay geerida Jeneraal Sheegow Xilli saacado ka hor uu magaalada Muqdisho, gaar ahaan isbitaalka Digfeer ku geeriyooday Sheegow Axmed Cali oo ahaa sargaal horay uga tarsanaa ciidamada qalabka sida, balse muddooyinkii dembe maxbuus ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul wasaaraha XFS oo amray in hay’adaha dowladdu ay bixiyaan adeegyada ku xiran aqoonsiga qaranka Ra’iisul wasaaraha XFS oo amray in hay’adaha dowladdu ay bixiyaan adeegyada ku xiran aqoonsiga qaranka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Imaaraadka Carabta iyo Israa’iil oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirkooda, xilli Tel Aviv ay waddo gumaadka reer Qasa Wakaaladda wararka ee isku tagga Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay in wasiirka arrimaha dibadda dalkaas Abdullah bin Zayed uu magaalada Abu Dhabi ku qaabilay dhiggiisa Israa’iil Gideon Sa’ar, waxayna kulankooda diiradda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Daraawiishta Puntland oo gubay fariisimo ay kooxda Daacish ku lahayd buuraleyda Calmiskaad Ciidamada Daraawiishta dawlad goboleedka Puntland ayaa hawlgallo ka dhan ah kooxda Daacish ka sameeyay deegaanka ceelka Bacool ee togga Miiraale oo ka tirsan buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari. Ciidamada ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo isbitaalka ku booqday askar ku dhaawacantay howlgallo ay caasimadda ka wadeen Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye kuxigeenka Ciidanka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed ayaa Cisbitaalka Rajab Dayib Erdogan (Ex Digfeer) ku booqday Ciidamo…
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaa laga ogyahay qodobada ay ku heshiiyeen Madaxwayneyaasha Soomaaliya iyo Uganda? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqasho hal maalin ah ku tagay dalka Uganda kaddib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa dalkaasi, ayaa wada-hadallo…
2 daqiiqo Sheeko:War Sooyaalka guutada 14-ka Oktoobar ee CXD Guutada 14-ka Oktoobar waa mid kamid ah cutubyada ugu firfircoon Ciidanka Xoogga dalka, waxayna ka howlgallaan degmooyinka gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana ciidanka lagu ammaanay inay guulo wax ku ool oo…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maamulka SSC-Khaatumo oo xaqiijiyay booqashada Ra’iisul Wasaaraha XFS ee deegaannadaas Ayadoo maalmahan la hadal-hayay in Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya uu booqasho ku tagayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka gobolka Sool, islamarkaana warar kala duwani ay safarkiisa ka soo baxayeen,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliska Soomaaliya oo xabsiga u taxaabay nin lagu eedeeyay falal amniga lid ku ah Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Saldhigga Boliiska ee degmada Xamarweyne ayaa nin lagu eedeeyay inuu ku luglahaa falal amniga lid ku ah, sida ay sheegtay war qoraal ah oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo dalka ka ceyrisay Qunsul ka ku xigeenkii safaaradda Sweden Dowladda Soomaaliya ayaa ceyrisay madaxii arrimaha gargaarka Sweden Anna Saleem Högberg, ka dib markii DFS khilaaf soo kala dhex galay, ayna go’aansatay in ay dalka ka saarto Haweenaydaas, sida ay…