1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo duqeymihii ugu cuslaa ka fulisay dalka Suuriya Diyaaradaha dagaalka ee maamulka Israa’iil ayaa goor dambe oo arbacadii ah waxa ay 11 duqaymood ka fuliyeen magaalooyinka Dimishiq iyo Xama…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Maxaa laga ogyahay ujeedada safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee dalka Jabuuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaasi oo uu kula kulmi doono dhiggiisa Mudane Madaxwayne…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Waa kuma Senator-ka Mareykanka ah ee dunida ka yaabsaday ka dib markii uu jeediyey khodbaddii ugu dheerayd Senator Cory Booker oo ka tirsan aqalka senadka Mareykanka, gaar ahaan xisbiga Dimuqraadiga, lagana soo doorto New Jersey ayaa dhigay wacdarihii ugu weynaa dhanka hadal-jeedinta, ka dib markii uu in…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Booliska oo in ka badan 50 qof badda ka soo samata bixiyay intii lagu jiray maalmaha ciidda Booliska Soomaaliya, gaar ahaan cutubka ilaalada Xeebaha ayaa sheegay inay in ka 50 qof oo halis ugu jiray inay biyaha maashoodaan ka soo badbaadiyeen xeebta Liido intii lagu jiray damaashaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo gantaallo iyo qalabka difaaca hawada ku daabulaya dal deris la ah Iran Diyaaradaha dagaalka ee militariga Mareykanka ayaa qalabka difaaca hawada Patriot iyo gantaallo casri ah ku daabulaya…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Bulshada Soomaaliyeed iyo Saamilayda siyaasadda oo si wadar jir u soo dhoweeyay gogashii uu fidiyay madaxweynaha dalku Xilli dhowaan madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu dhowaan sheegay inuu gogol wada-tashi ku martigelinayo hoggaamiyeyaasha siyaasadda iyo waxgaradka bulshada ayaa waxaa arrintaas si weyn u soo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xiisada Iran iyo Mareykanka oo cirka isku sii shareeraysa iyo Trump oo ku hanjabay inuu Tehran duqeynayo Iran ayaa ka digtay tillaabo aargoosi ka dib hanjabaad uu Trump u jeediyay oo ahayd inuu weerar duqeymo ah ku qaadi doono, iyadoo wacad ku martay in Mareykanka uu la…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maxaa Ka taqaan Suugaanta Lagu Madadaasho maalmaha ciidda? Inta lagu jiro maalmaha farxadda iyo rayn raynta leh ee ciidda ka sokow damaashaadka, dabbaaldegyada iyo dalxiiska waxaa jirta suugaan laysku madadaaliyo dharaarahaas, oo inta badan bulshadu ay dhageystaan. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Qaar kamid ah Magaalooyinka dalka oo ay maanta u tahay maalinta koobaad ee ciidul fidriga Xilli shalay laga ciiday dunida iyo deegaanada Soomaalidq intooda badan ayay maanta qaar kamid ah Magaalooyinka Soomaaliya u tahay maalinta koobaad ee ciidul fidriga, waxaana kamid ah caasimadda Muqdisho oo…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ra’iisul Wasaare Xamsa oo si adag uga hadlay dagaalka lagula jiro kooxaha Daacish iyo Alshabaab Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyey fagaare ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose oo uu ciidamada qalabka sida iyo boqolaal shacab salaadda ciidda kula…