2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay ka wada-hadleen Wasiirka Maaliyadda XFS iyo madaxda Sanduuqa hormarinta dhaqaalaha Carabtu ? Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige oo maalmahan safar shaqo ku joogay dalka Kuwait ayaa waxa uu kulamo miro-dhal ah la qaatay masuuliyiin Dowladeed iyo qaar ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soomaaliland oo waqti iyo qarash badan gelinaysa in suuq-geynta qadiyaddeeda Todobaadyadii la soo dhaafay waxaa warbaahinta dunida qabsaday ololaha aqoonsi raadinta Soomaaliland, ayadoo falanqeeyaal siyaasadeed,wargeysyo caan ah, iyo dublumaasiyiin hore oo reer galbeed u badani ay arrintaas siyaabo kala duwan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shiinaha oo xayiraad ku soo rogay in ka badan 18 shirkadood oo Mareykanka laga leeyahay Wasaaradda ganacsiga ee Shiinaha ayaa xayiraad saartay in ka badan18 Shirkadood oo Mareykanka laga leeyahay, kuwaas oo qaarkood ay hoostagaan waaxda difaaca, ka dib markii madaxweyne Donald Trump uu dhaqan…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Puntland oo sameysatay hay’adda aqoonsiga dadweynaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareegto uu soo saaray ku sameeyay Hay’adda lagu sheegay inay ka shaqayn doonto bixinta aqoonsiga dadweynaha deegaanadaas. Dhismaha hay’addan oo lagu magacaabo…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Shirka hay’adaha maaliyadda dalalka Carabta oo ka furmay Kuwait iyo Soomaaliya oo soo bandhigaysa fursadaha maalgashi ee ka jira Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Kuwait City ayaa maanta ka qeyb galay munaasibadda furitaanka shir hay’adaha Maaliyadda Dalalka…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Laascaanood si weyn looga dareemayo u diyaar garowga soo dhoweynta Ra’iisul Wasaare Xamsa Laascaanood si weyn looga dareemayo u diyaar garowga soo dhoweynta Ra’iisul Wasaare Xamsa Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ahna Magaala-madaxda maamulka SSC-Khaatumo waxaa ka socda diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ingiriiska oo walaac ka muujiyay canshuuraha uu dalalka caalamka intooda badan ku soo rogay Donald Trump Dowladda Boqortooyada midowday ee Ingiriiska ayaa sheegtay in ay saameyn dhaqaale baaxad leh ku yeelan karaan cashuuraha uu dunida ku soo rogay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, balse waxay UK xaqiijiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay ka wada-hadleen Wasiirrada Maaliyadda Soomaaliya iyo Kuwait? Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku gaaray dalka Kuwait ayaa maanta waxa uu kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa Wasiirka Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga iyo kuwa deegaanka oo la wareegay deegaanka Abooray ee gobolka Hiiraan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa si rasmi ah ula wareegay deegaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan halkaasi oo saaka aroornimadii Ciidamadu ku qaadeen weerar saf ballaaran ah. Saraakiisha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Fal-celin xooggan oo ka dhalatay tillaabo ay qaaday shirkadda Microsoft Hadal-hayn caalami ah ayaa ka dhalatay tillaabo ay qaaday shirkadda Microsoft ee uu leeyahay maalqabeenka Mareykanka ah ee Bill Gates, ka dib markii ay shaqada ka ceyrisay Gabadh Injineerad ah…