1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Qaar kamid ah siyaaasiinta mucaaradka ah iyo madaxda dowlad goboleedyada oo soo dhoweeyay gogashii uu fidiyay Madaxweynaha JFS Qaar kamida ah madaxda dowlad goboleedyada iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah ayaa soo dhoweeyay gogashii uu fidiyay madaxweynaha dalku, ayagoo ku baaqay in loo midoobo dagaalka Alshabaab iyo Daacish, iyo xaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:War Magaalooyinka kamid ah Soomaaliya oo maanta laga soomanyahay Xilli maanta dalalka Islaamka intooda badan ay u tahay maalinta koobaad ee ciidul fidriga ayaa magaalooyin iyo deegaanno kamid ay Soomaaliya laga soomanyahay, ayadoo dadka ku nool qaarkood ay sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamsa oo tuutaha xirtay, boqolaal dad ahna kula Tukaday deegaanka Number 50 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa saaka Salaadda Ciidda la tukaday cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed iyo dadweynaha ku dhaqan magaalada Nambar 50 ee…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo dadweynaha Soomaaliyeed farriin hambalyo ah u diray, ugana baaqay garab istaagga Ciidanka qalabka sida Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo farriin hambalyo ah oo ku addaan ciiddul fidriga u diray dadweynaha Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay inay ka qeyb-qaataan dagaalka ka dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Haweenka dalka Namibia oo qabtay 3-da xil ee dalkaas ugu sarraysa Haweenka dalka Namibia ayaa hadda haya saddexda jago ee ugu sarreeya dowladda, ka dib doorashadii madaxtinimo oo ay ku guulaysatay madaxweyne Netumbo Nandi-Ndaitwah. Madaxweyne Nandi-Ndaitwah oo 64-jir ah ayaa waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay ka dhigantahay ku biirista Soomaaliya ee Barnaamijka Siyaasadda Gaadiidka Afrika? Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Barnaamijka Siyaasadda Gaadiidka ee Afrika (SSATP), ka dib shirweyne ka dhacay magaala-madaxda dalka Benin ee Cotonou looga dhawaaqay in JFS ay ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab NISA oo sheegtay in 21 xubnood oo Alshabaab ah lagu diley duqeyn ay ciidanka qaranku ka fuliyeen Shabeellada Dhexe Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, iyo Ciidanka Xoogga Dalka oo iskaashanaya ayaa howlgal duqeyn ah oo ay ka fuliyeen deegaanka Geelgub ee Gobolka Shabeellaha Dhexe waxa ay ku dileen…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Soomaaliya oo midowga afrika ka heshay gaadiid dagaal iyo saanad militari Dowladda Soomaaliya ayaa Midowga Afrika kala wareegtay gaadiid dagaal oo gaashaaman iyo agab ciidan, kuwaas oo muhiim u ah xoojinta dagaalka ka dhankaah kooxdaAl-Shabaab, sugidda amniga iyo xasilloonida Gobolka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Muxuu daarranyahay safarka madaxweyne Xasan Sheekh ee Turkigu? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Dowladda Soomaaliya oo laga sugayo jawaab adag ka dib weerarkii deegaanka Masaajid Cali guduud Kooxda Alshabaab ayaa subaxnimadii hore ee maalintii arbacada weerar culus ku qaaday deegaanka Masaajid Cali guduud oo ka tirsan gobolka shabeellada dhexe, kana mid ah aagagga istiraatiijiga ah markii laga…