War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirka Golaha Watashiga Qaran oo Muqdisho Kusoo Idlaaday Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad gobolleedyada oo maalmahan shir uga socday magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa soo saaray war murtiyeed ka kooban dhawr qodob. 2 daqiiqo
1 daqiiqo Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo Warbixin Looga Dhagey Wasaaradda Gaashaandhigga Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka socdo xarunta Villa Soomaaliya, uuna guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warbixin lagaga dhagaystay Wasaaradda gaashaandhigga.
1 daqiiqo Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo wali ka socda Muqdisho Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii 3-aad Shir gudoominaya shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka socda Muqdisho.
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh oo Guddoomiyay Fadhiga Labaad ee Shirka Wadatashiga Qaran Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey fadhiga Labaad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka socda Magaalada Muqdisho .
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada oo maanta ka furmay Madaxtooyada Qaranka.
1 daqiiqo Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka Furmaya Waxaa maanta la filayaa in uu furmo shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Shirkan oo lagu balansanaa inuu furmo bishii hore ayaa arrimo farsamo darteed dib ugu dhacay.