Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa magaalada Kismaayo kulan kula qaatay Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, James Swan, iyo Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, danjire Francesca Di Mauro.