2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka TİKA Oo Qalab Tababar Ku Wareejisay Machadka Qaranka Ee Umulisooyinka Hay’adda Iskaashiga iyo Isku-duwidda Turkiga ee TİKA ayaa qalab caafimaad ku wareejisay Machadka Qaranka ee Umulisooyinka Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamo Deegaan Oo Waajid Lagu Tababarayo Ka Hor Wareejinta Mas’uuliyadda Amniga Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa degmada Waajid ee gobolka Bakool ka bilaabay tababarka dhallinyaro deegaanka ah oo loo diyaarinayo sugidda amniga magaalada iyo deegaannada hoos yimaada.
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Kumay ahayd Xaawo Aadan Camey ? Xaawo Aadan Camey waxay ahayd haweeney Soomaaliyeed oo muddo dheer u soo adeegaysay bulshada, gaar ahaan dadka nugul, qaxootiga iyo barakacayaasha gudaha dalka.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Qiimaha Shidaalka Muqdisho Oo La Sheegay Inuu Toddobaad Gudihiis 15% Kordhay Qiimaha shidaalka magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inuu qiyaastii 15% kordhay toddobaadkii la soo dhaafay, xilli ay sii xoogeysanayaan xiisadaha ka jira Bariga Dhexe.
1 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Xuquuqul Insaanka Somaliland oo Ka Walaacay Xarigga Suugaan-Yahan iyo Wariyeyaal Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Somaliland ayaa walaac xooggan ka muujiyay xarigga sharci-darada ah ee lagula kacay suugaan-yahan iyo wariyeyaal, kuwaas oo loo xiray amar maxkamadeed la’aan.
1 daqiiqo Sheeko:War Koonfur-Galbeed oo Rayidka uga Digtay Goobaha Hawlgallada iyo Duqeymaha Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed ayaa soo saartay digniin culus oo ku wajahan dadka rayidka ah, iyadoo ku wargelisay inay si degdeg ah uga fogaadaan goobaha iyo fariisimaha la qorsheynayo in laga fuliyo hawlgallo ciidan iyo duqeymo cirka ah.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shabeellaha Hoose oo Noqday Gobolka Ay Ka Dhacaan Rabshadaha Ugu Badan Ee Al-Shabaab Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa noqday deegaanka ay ka dhaceen rabshadaha ugu badan ee lala xiriiriyay kooxda Al-Shabaab gudaha dalka Soomaaliya, sida lagu shaaciyay warbixin cusub oo ay soo saartay hay’adda diiwaangelisa colaadaha caalamka ee ACLED.
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo UNDP oo Ka Wada-hadlay Horumarinta iyo Kobcinta Wax-soo-saarka Xoolaha Wasiirka Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay madaxa Barnaamijka Horumarinta ee Qaramada Midoobay (UNDP) u qaabilsan Soomaaliya, Christophoros Politis
1 daqiiqo Sheeko:War Qiimaha Raashinka Daruuriga ah oo Sare Ugu Kacay Suuqyada Magaalada Boosaaso Suuqyada magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga dowlad-goboleedka Puntland ayaa laga soo sheegayaa koror xooggan oo ku yimid qiimaha raashinka aasaasiga ah, arrintaas oo culeys dhaqaale ku keentay qoysaska danyarta ah ee ku nool deegaanka.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya oo Gaaray 81 Sanadkan 2026 Sida Ay Sheegtay AFRICOM Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa xaqiijiyay inuu weerar dhinaca cirka ah ka fuliyay gobolka Jubbada Hoose, kaas oo lala beegsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab meel u dhow deegaanka Qumbi, oo qiyaastii 80 kiiloomitir dhinaca waqooyi-galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo.