Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Madaxweyne Donald Trump iyo Xildhibaanad Ilhaan Cumar, oo ka tirsan Aqalka wakiillada Mareykanka, ayaa noqday mid si weyn u saameeyay bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku nool Mareykanka, sidoo kalena weeraro siyaasadeed iyo aflagaado u horseeday qarannimada Soomaaliya.