1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Itoobiya oo ciidankii ugu badnaa ku soo daabulaysa deegaanada Jubbaland iyo Koonfur galbeed Dowladda Itoobiya ayaa maalmihii la soo dhaafay ciidankii ugu badnaa ku soo guraysay magaalada Godey ee gobolka Shabeelle, kuwaas oo isku diyaarinaya inay si sharci darro ah ku galaan gollada Gedo, Hiiraan, iyo Bakool.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo sheegay inuusan hayn qorshe uu ku difaaco madaxweynaha Suuriya Sida ay qortay shabakadda Bloomberg oo soo xiganaya ilo ku dhow aqalka Kremlin-ka, Ruushku ayaa sheegay inaanu hayn qorshe uu ku badbaadinayo madaxweynaha Suuriya BishaarAssad oo hadda wajahaya guluf xooggan oo kamida imaanaya jabhadaha hubaysan.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo diyaarado dagaal ku biirisay ciidanka ay geysay Raaskaambooni Dowladda Soomaaliya ayaa raxan diyaaradaha qumaatiga u kaca ah ku biirisay howlgalka militari ee ay ka waddo deegaanka Raaskaambooni ee gobolka jubbada hoose oo dhowaan la geeyay ciidamo xooggan.
1 daqiiqo Sheeko:War Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ka qeyb-galay munaasabad tababar loogu xirayay cutubyo ka tirsan daraawiishta Booliska Saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa dalka Jabuuti ugu qeyb-galay munaasabad tababar loogu soo xirayay cutubyo Ka mid noqan doona daraawiishta ciidanka booliska Soomaaliyeed, kuwaas oo muddo tababar ugu socday dalka Jabuuti.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Agaasimaha wasaaradda amniga XFS oo ka qeyb-galay shirka sanad laha ah ee is dhexgalka Serbia iyo dalalka Afrika Agaasimaha guud ee Wasaaradda amniga Gudaha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr.Yuusuf Cali Maxamed oo safar shaqo ku jooga magaala madaxda dalka Serbia ee Belgrade ayaa ka qeyb-galay shirka sanadlaha ah ee Serbia-Africa Integrity.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Danjiraha Soomaaliya ee Uganda oo kulan la yeelatay safiirka Kenya u fadhiya dalkaas Safiirka Soomaaliya ee dalka Uganda Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta booqasho ugu tagtay Safiirka u jooga Uganda Dowladda aan dariska nahay ee Kenya Amb. Joash Maangi.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino War-murtiyeed laga soo saaray shir ay yeesheen Taliyaasha ciidamada dalalka ka midka ah howlgalka ATMIS Shir ay yeesheen taliyeyaasha Ciidamada dalalka qeybta ka ah howlgalka nabad ilaalinta midowga Afrika ee Soomaaliya oo ka dhacay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay 30-kii Nofeembar, ilaa 4-tii Diseembar 2024, ayaa diiradda lagu saaray qorshaha hawlgalka Kala-guurka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) oo ku eg 31 Diseember 2024 iyo howlgalka cusub ee Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM).
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Soomaaliya oo soo iibsatay gaadiid dagaal oo casri ah Dowladda Soomaaliya ayaa soo banshigtay gaadiid gaashaaman iyo diyaarado dagaal oo ay dhowaan soo iibsatay, kuwaas oo kaalin weyn ka qaadan doona gulufka ka dhanka ah kooxda Alshabaab iyo difaaca dalka.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saraakiil horay uga tirsanaa ciidanka Jubbaland oo sheegay in ciidamada Raaskaanbooni joogaahi aysan cidna aan Alshabaab ahayn weerari doonin Saraakiil horay uga tirsanaa daraawiishta maamulka Jubbaland oo hadda kamid ah ciidanka xoogga dalka ee jooga deegaanka Raaskaanbooni ayaa sheegay inaanay u socan weerar ka dhan ah maamulka Jubbaland ee ay u diyaar garoobayaan sidii ay Alshabaab ula dagaalami lahaayeen, islamarkaana ula wareegi lahaayeen dhulka ay ka baxayso ATMIS
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Taariikh nololeedkii Senator Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) AUN Allaha unaxariistee waxaa dhowaan dalka Turkiga ku geeriyooday Senator Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) oo ahaa xubin ka tirsan golaha aqalka sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, islamarkaana hore u soo noqday madaxweyne ku xegeenka dowlad goboleedka Puntland.