Madaxweynaha dalka Masar, Cabdel Fataax Al-Sisi, iyo dhiggiisa dalka Ereteriya, Isaias Afwerki, ayaa yeeshay kulan muhiim ah oo lagu xoojinayo xiriirka labada dal, xilli ay soo baxayaan isbeddello siyaasadeed iyo amni oo cusub oo ka socda gobolka Geeska Afrika, gaar ahaan Badda Cas.