1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Iiraan ayaa sheegay in ay adagtahay inuu la xiriiro Hoggaamiyaha Sare ee dalkaas Mojtaba Khamenei Madaxweynaha Iiraan, Masoud Pezeshkian, ayaa sheegay in wada-xiriirka uu la leeyahay Hoggaamiyaha Sare ee dalka, Mojtaba Khamenei, uu haatan yahay mid aad u adag, taas oo muujinaysa caqabado ka jira heerarka ugu sarreeya ee hoggaanka Iiraan.
1 daqiiqo Sheeko:War Abdul El-Sayed oo ku guuleystay magacaabista Dimuqraadiga ee Senate-ka Michigan Abdul El-Sayed, oo ah dhakhtar iyo siyaasi ka tirsan xisbiga Demoqraadiga, ayaa ku guuleystay doorashadii hordhaca ahayd ee xisbiga Dimuqraadiga ee gobolka Michigan, isagoo ka adkaaday Congresswoman Haley Stevens. Guushan…
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soomaaliya oo Ku Biirtay Isbahaysiga Badeed ee Sacuudigu Hoggaaminayo Sacuudiga iyo 13 dal oo kale ayaa ku dhawaaqay sameynta Isbahaysi Difaaca Badda oo Caalami ah, kaas oo diiradda saaraya ilaalinta maraakiibta ganacsiga iyo waddooyinka muhiimka u ah gaadiidka badeecadaha iyo tamarta.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Dowladda Itoobiya Kaddib Masiibadii Roobabka Gobolka Amxaarada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi rasmi ah u dirtay Dowladda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya, kaddib masiibadii ka dhalatay roobab xooggan oo ka da’ay gobolka Amxaarada, kuwaas oo sababay khasaaro naf iyo maalba leh.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada maamulka Puntland oo La Wareegay Xeradii PSF ee Gaalkacyo Ciidamada Ammaanka maamulka Puntland ayaa la wareegay xarun ay hore u isticmaali jireen ciidamada PSF ee magaalada Gaalkacyo, kaddib dagaal Culus oo saaka halkaas ka dhacay
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Midowga Yurub oo Heshiis ka Gaaray Xiisaddii Ka Dhalatay Siyaasadda Spain ee Ceuta Wasiirrada Arrimaha Gudaha ee Midowga Yurub ayaa magaalada Brussels ku soo gabagabeeyay shir xasaasi ah oo looga hadlayay siyaasadda socdaalka iyo ilaalinta xuduudaha, kaddib toddobaadyo ay socotay kala-qeybsanaan diblomaasiyadeed oo ka dhalatay tallaabooyinkii Spain ka qaaday maamulka xuduudda Ceuta.
1 daqiiqo Sheeko:War DEGDEG: Dagaal Culus oo Ka qarxay magaalada Gaalkacyo dagaal Culus oo la isku adeegsaday madaafiic ayaa ka qarxay dhanka bari ee magaalada, ayadoo la sheegay in dagaalku uu u dhexeeyo ciidamo ka tirsan Puntland iyo kuwa PSF ee hadda hoostaga Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS).
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iraan iyo Cumaan oo Heshiis Ku-meel-gaar ah ka Gaaray Isku-socodka Maraakiibta ee Marin-badeedka Hormuz Sida uu qoray Wargeyska Financial Times, oo soo xiganaya ilo xog-ogaal ah,Iraan iyo Cumaan ayaa gaaray heshiis ku-meel-gaar ah oo lagu habeynayo isku-socodka maraakiibta ee maraan-badeedka Hormuz
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hay’adaha Caalamiga ah oo ku Baaqaya in Taageero Degdeg ah loo dad ay samaysay colaadda Suudaan Ururka Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas (IFRC) ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay si degdeg ah u kordhiyaan taageerada bani’aadannimo ee Suudaan, isagoo ka digay in hoos u dhaca dhaqaalaha gargaarka uu halis gelinayo malaayiin qof oo ay saameysay colaadda dalkaasi.
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada In ka badan 274 Kun oo Qof oo Halis ugu Jira Fatahaadaha El Niño iyo Qaramada Midoobay oo Ku Baaqday Diyaar-garow Degdeg ah Hay’adaha Qaramada Midoobay, gaar ahaan Hay’adda Cunnada iyo Beeraha (FAO), ayaa ka digtay khatar weyn oo fatahaado ah oo ka dhalan karta roobabka El Niño, kuwaas oo la saadaaliyay inay saameyn xooggan ku yeelan karaan dooxada Webiga Shabeelle.