2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo Joojiyay Weerar la Qorsheeyay oo ka dhan ahaa Iiraan, Kana Hadlay Horumar laga Gaaray Wada-hadallada Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu baajiyay weerar militari oo ballaaran oo la qorsheeyay in lagu qaado Iiraan, isagoo ku dooday in horumar laga gaaray wada-hadallada u dhexeeya dhinacyada isku haya xiisadda.
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muhaajiriin badan oo dib loogu celiyay Marooko kadib markii ay ku hungoobeen rajadii ay ka qabeen tagaan Spain Kumannaan muhaajiriin ah oo toddobaadkan si dabaal uga tallaabay xadka u dhexeeya Morocco iyo magaalada Ceuta ee ay Spain maamusho ayaa bilaabay inay dib ugu laabtaan Marooko, kadib markii ay sheegeen inay la kulmeen gaajo, daal iyo xaalado adag oo meesha ka saaray rajadoodii ahayd inay nolol cusub ka bilaabaan Yurub.
3 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHDA SHAKHSIGA Dhaxalka Madaxweyne Aadan Cadde iyo Deynta Weli lagu leeyahay Dowladda Soomaaliya Madaxweyne Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde), oo ahaa madaxweynihii ugu horreeyay ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa weli ku tilmaaman inuu ahaa hoggaamiye ku caan baxay daacadnimo, isla-xisaabtan iyo dhowrista nidaamka dimuqraadiyadda.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaal Culus oo Ka Qarxay Gobolka Tigrey iyo Itoobiya iyo TPLF oo Isku Eedeeyay Bilaabista Weerarka Dagaallo culus ayaa dib uga qarxay gobolka Galbeedka Tigreega, ayadoo Maamulka ku-meel-gaarka ah ee gobolka Tigree uu sheegay in ciidamada dowladda federaalka ay waaberigii weerar ka soo qaadeen dhanka magaalada Sheraro oo ku dhow xadka Suudaan.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Puntland oo u dabaaldegaysa sanad-guuradeedii 28-aad: Guulo, caqabo iyo kaalinta ay ku leedahay nidaamka federaalka Soomaaliya Maamul-goboleedka Puntland ayaa maanta u dabaaldegaya sanad-guuradii 28-aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aasay 1-dii Agoosto 1998.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Xarardheere oo ay si nabad ah doorasho uga dhacday ka dib ku dhowaad 15 sano oo ay Al-Shabaab maamulayaeen Magaalada Xaradheere ee gobolka Mudug ayaa gashay marxalad cusub oo siyaasadeed, iyadoo shacabka deegaanku ay codkooda ku dooranayaan xubnaha golaha deegaanka iyo baarlamaanka Galmudug, kaddib markii magaalada laga xoreeyay Al-Shabaab sanadkii 2023.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirkii Kampala oo lagu ansixiyay qorshaha AUSSOM ugu wareejinayo amniga Ciidanka Xoogga Dalka Hoggaamiyeyaasha dalalka ciidamada ku leh Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa isku raacay qorshe lagu wareejinayo mas’uuliyadda amniga Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed muddo u dhexeysa 18 illaa 24 bilood ee soo socota.
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Furmaya, iyadoo Kursiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu Bannaanyahay Magaalada Muqdisho waxaa maanta oo Sabti ah, 1-da Agoosto 2026, ka furaanaya Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo ay wadajir u fadhiisan doonaan Mudanayaasha labada aqal (Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare)
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xuutiyiinta oo beeniyay inay lacag ku soo rogi doonaan maraakiibta mara Badda Cas Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa si rasmi ah u beenisay wararka sheegayay inay qorsheynayaan inay lacag ka qaadaan maraakiibta ku goosha marin-biyoodka istaraatiijiga ah ee Bab al-Mandab, iyagoo caddeeyay in marinkaasi uu weli u furan yahay maraakiibta si lacag la’aan ah.
3 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Taariikh Nololeedka: kumuu ahaa Axmed Cali Cigaal ? Axmed Cali Cigaal wuxuu ka mid ahaa haldoorkii ugu waaweynaa ee fanka Soomaaliyeed, isagoo caan ku ahaa codkiisa baxsan, jilitaankiisa mucjisada, laxamiistiisa iyo curinta heesaha.