1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa laga ogyahay kulanka Trump iyo Putin ? Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa saacado ka dib ku kulmi doona magaalada Anchorage ee gobolka Alaska, ayadoo kulankaas la filayo inuu dhaco saacadda markay tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaalka ka socda aagga Tarabuunka Muqdisho Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal xooggan oo saaka jarmaadii hore ka bilowday xaafado ku yaalla Tarabuunka magaalada Muqdisho, kaas oo ilaa haatan socda, islamarkaana dhawaaqa rasaasta laga…
1 daqiiqo Sheeko:War gaadiidkii isaga gooshi jirey Puntland iyo gobollada dhexe oo u xanniban ciidamo gadoodsan Wararka ka imaanaya magaalada Xarfo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in gaadiidkii in gaadiid badan oo dhinaca Boosaaso ka yimid ay maalintaas halkaas ku xayiran Arrintan ayaa ka dhalatay ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo Kuwait oo kala saxiixday seddax heshiis oo muhiim ah Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kuwait, ayaa maanta kulan la qaatay dhiggiisa, Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Kuwait,…
1 daqiiqo Sheeko:Aragti Maxay dhigantahay diiwaangelinta xaaladaha guurka iyo furriinka ee DFS dhowaan ku dhawaaqday? Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan shaacisay in dallka laga Hirgelinayo hannaanka Diiwaangelinta Guurka iyo Furiinka, iyadoo tallaabadani qeyb ka tahay mashruuca dhismaha nidaamka diiwaangelinta muhimka ah ee rayidka ee loo yaqaanno …
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 40 qof oo ku geeriyooday weerar ay Fallaagada RSF Ku Qaaday Xero ay deganyihiin dad barakacayaal ahi Sida ay sheegeen kooxaha xuquuqul insaanku Ugu yaraan 40 qof ayaa ku dhimatay xerada barakacayaasha Abu Shouk oo ku taalla magaalada El-Fasher ee gobolka waqooyiga Daarfuur oo ka tirsan dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Jubbaland oo sheegtay inay diyaar u tahay in xiisadda Baladxaawo wada-hadal lagu dhammeeyo Maamulka Jubbaland oo ka hadlay dagaalkii saacado ka hor ka dhacay duleedka magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay wadaan dadaalo xiisadda lagu soo afjarayo, ayadoo wada-xaajood la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaalka ka socda duleedka Baladxaawo Faahfaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xooggan oo saaka ka billowday duleedka magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo, halkaaas oo ay isku hayaan ciidamo ka kala tirsan kuwa dowladda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ku dhowaad 5 wariye oo lagu diley Qasa 5 wariye oo uu ku jiro Anas al-Sharif oo ahaa kamid ah warfidiyeenkii ugu caansanaa ee sanadihii la soo dhaafay ka soo waramayay xaaladda Qasa ayaa saacado ka hor lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhaqaatiirta caalamka oo ka digaya cudurro halis ah oo ka dilaacay Marinka Qasa Dhaqaatiirta dunida ayaa si weyn uga digaya cudurro halis ah oo ka dilaacay marinka Qasa, ayagoo sheegay in gaajada, nafaqada darrada iyo nadaafad xumada halkaas ka jirtaahi ay horseedeen xanuunno…